25.5 C
Mogadishu

Tag: Xaaladda

Wareysi: Sidee sanadkan aheyd xaaladda Xujayda Soomaalida?

Makkah —  Kulayl darran oo jirey ayaa sanadkan sabab u noqdey inay in ka badan 1000 qof ku geeriyoodaan Xajka. Dadkaas ayaa waxaa ka...

Sii-hayaha safiirka Soomaaliya ee Uganda oo ka warbixiyay xaaladda Jaaliyadda

Kampala —  Safaaradda Soomaaliya ee dalka Uganda ayaa ka warbixisay xaaladda jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Uganda, gaar ahaan dadka qaxootiga ah. Sii-hayaha safiirka...

Wareysi: Xaaladda dagaal beeleedka ka qarxay Galmudug

Dhuusamareeb —  Tobannaan qof ayaa dhimatay kuna dhaawacmay dagaallo ka dhacay inta u dhaxaysa Xeraale Iyo Cabuudwaaq oo ka tirsan Gobalka Galgaduud maalmihii laoso...

Wicitaanka Dhageystaha: Waa sidee xaaladda xoolaha iyo xoola-dhaqatada Soomaaliya?

Washington —  Xoolaha ayaa ka mid ah ilaha ugu waaweyn ee dhaqaalaha Soomaaliya, hase yeeshee dhowrkii sano ee lasoo dhaafay ayaa xoolaha iyo xoolaleyda...

Wicitaanka Dhageystaha: Xaaladda beeraha iyo beeraleyda Soomaaliya

Washington —  Sannadihii ugu dambeeyay waxaa hoos u dhac lixaad leh ku yimid wax soo saarka beeraha Soomaaliya, sababo la xiriira colaadaha, abaaraha iyo...

Faaqidaadda: Xaaladda iyo tayada waxbarashada Soomaaliya

Faaqidaadda: Xaaladda iyo tayada waxbarashada Soomaaliya Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay waxbarashada iyo sida ugu wanaagsan ee sare loogu qaadi karo. Read...

Wicitaanka Dhageystaha: Xaaladda xorriyadda hadalka ee Soomaaliya

Washington —  Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha waxaan toddobaadkan ku eegeyna; xaaladda xorriyadda hadalka Soomaaliya. Waxaa soo diyaariyay, soona jeedinaya Nuur Xasan Nuur (Bukhaari). No media source...

Recent articles

spot_img