More

    Tag: weerarkii

    Ciidamada amniga oo soo afjaray weerarkii Al-Shabaab ee Hotel Qaahira

    Beledweyne —  Ciidamada amniga ee dowladda Soomaaliya iyo kuwa maamulka Hirshabeelle ayaa ku guuleystay inay soo afjaraan rag ka tirsan kooxda argagixisada ah ee...

    Dowladda oo faah-faahisay weerarkii Masagawaay

    Masagawaay —  Dowladda Soomaaliya ayaa faah-faahin dheeraad ah ka bixisay khasaaro ka dhashay weerar qorsheysan oo ay kooxda Al-Shabaab Khamiisti ku qaadday degmada Masagawaay...

    Debedbax looga soo horjeedo weerarkii xeebta Liido

    Debedbax lagaga soo horjeedo weerarkii ka dhacay xeebta Liido maalinimadii Jimcaha, ayaa ka dhacay magaalada Muqdisho. Dadweynaha iyo masuuliyiinta ka soo qayb galay...

    Askarigii ka hortagay in khasaare culus ka dhasho weerarkii Xabsiga Dhexe

    Muqdisho —  13-kii bishan ayaa maxaabiis u xkuman dabiyo la xiriira argagixisannimo ay isku dayeen inay ka baxsadaan xabsiga dhexe ee Muqdisho iyaga oo...

    Wareysi: Sidee u dhacay weerarkii Buurta Caalmadow ee Sanaag?

    Boosaaso —  Duqeyn ay iska kaashadeen Soomaaliya iyo saaxiibada caalamiga ah, ayaa la sheegay inay ka dhacday aag ka mid ah Buurta Caalmadow ee...

    Booliska Soomaaliya oo ka hadlay weerarkii lagu dilay shaqaalaha Hormuud

    Muqdisho —  Dawladda Soomaaliya ayaa si xooggan u cambaaraysay weerarkii shalay lagu qaaday shaqaalaha shirkadda isgaarsiinta ee Hormuud oo ay ku dhinteen lix ka...