22.9 C
New York

Dowladda oo faah-faahisay weerarkii Masagawaay

Published:

[ad_1]

Masagawaay — 
Dowladda Soomaaliya ayaa faah-faahin dheeraad ah ka bixisay khasaaro ka dhashay weerar qorsheysan oo ay kooxda Al-Shabaab Khamiisti ku qaadday degmada Masagawaay ee gobolka Galguduud.
Saraakiisha difaaca ayaa sheegay in ciidamada dowladda oo kaashanaya shacabka deegaanka ay ka hortageen weerarkaas.
Warbixintan waxaa noo diyaariyay, Cabdulqadir Samakaab.

[ad_2]
Read More

Related articles

Recent articles

spot_img