More

    Tag: Waxbarashada

    Madasha Haweenka: Muhiimadda waxbarashada gabdhaha

    Muqdisho —  Barnaamijka Madasha Haweenka waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay muhiimadda waxbarashada gabdhaha, waxaana marti ku ah Faaduma Cali Iimaan, oo madax ka...

    Saameynta tiknoolojiyadda ee dhinaca waxbarashada

    HARGEYSA — Adeegyada tiknoloojiyadda casriga ah ayaa aad ugu sii baahaya guud ahaan caalamka gaar ahaan Soomaaliya. Ardayda laga soo billaabo dugsiyada hoose ilaa...

    Wicitaanka: Wasiirka Waxbarashada Soomaaliya, Faarax Cabdulqaadir

    Wicitaanka: Wasiirka Waxbarashada Soomaaliya, Faarax Cabdulqaadir Barnaamijka Wicitaanka Dhagaystaha waxaa toddobaadkan marti ku ah wasiirka waxbarashada Soomaaliya Faarax Sheekh Cabdulqaadir, oo ka hadlaya heerka...

    Amni xummada oo hoos u dhigtay waxbarashada Bakool

    Wasaarada Waxbarashada Maamulka Koofur Galbeed ayaa sheegtay, in amnidarro ay gobolka Bakool ka wadeen muddo sannado ah, ay sababtay in uu hoos u...

    Barnaamijka Dhallinyarada: Dhallinyarada iyo waxbarashada

    Barnaamijkii Dhallinyarada, waxaa qodobada ku jira ka mid ah; heerka horumarka waxbarasho dhallinyarada Puntland, iyo ardayda gobolka Sool oo sameynaya soo-kabasho iyo horumar...

    Faaqidaadda: Xaaladda iyo tayada waxbarashada Soomaaliya

    Faaqidaadda: Xaaladda iyo tayada waxbarashada Soomaaliya Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay waxbarashada iyo sida ugu wanaagsan ee sare loogu qaadi karo. Read...