20.5 C
New York

Amni xummada oo hoos u dhigtay waxbarashada Bakool

Published:


Wasaarada Waxbarashada Maamulka Koofur Galbeed ayaa sheegtay, in amnidarro ay gobolka Bakool ka wadeen muddo sannado ah, ay sababtay in uu hoos u dhac ku yimaado heerka waxbrashada gobolka.
Warbixintan waxaa Baydhabo kasoo diray, Mukhtar Maxamed Catoosh.


Read More

Related articles

Recent articles

spot_img