32 C
New York

Madasha Haweenka: Muhiimadda waxbarashada gabdhaha

Published:

[ad_1]

Muqdisho — 
Barnaamijka Madasha Haweenka waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay muhiimadda waxbarashada gabdhaha, waxaana marti ku ah Faaduma Cali Iimaan, oo madax ka ah urur u dooda xuquuqda gabdhaha, isla markaana gabdhaha ka caawiya waxbarashada.
Waxaa magaalada Muqdisho ka soo dirtay Seynab Abuukar Maxamed.

[ad_2]
Read More

Related articles

Recent articles

spot_img