More

    Tag: warbaahinta

    Madasha Haweenka: Gabdhaha suxufiyiinta iyo warbaahinta qaranka

    Madasha Haweenka: Gabdhaha suxufiyiinta iyo warbaahinta qaranka Read More

    Shacabka Jabuti oo ka walaacsan waraka been-abuurka ee Warbaahinta Bulshada

    Warbaahinta Bulshada ayaa lagu tilmaamaa mid ka mid ah aaladaha warbaahinta ee ugu saameynta badan dunida casriga ee xilligaan.Khubarrada, ayaa sheegaya in marka...

    Wareysi: Guddoomiyaha Golaha Warbaahinta Qaranka, Maxamed Shiil

    Muqdisho —  Waxaa maalmahan magaalada Muqdisho ka socday doodo ku saabsan golaha warbaahinta qaranka oo dhowaan la aasasay. Doodda ugu weyn ayaa ah in golahan...

    Bandhigga VOA: Doorka warbaahinta ee doorashada Somaliland

    Bandhigga VOA: Doorka warbaahinta ee doorashada Somaliland Barnaamijka Bandhigga VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay doorashooyinka Somaliland ee dhcaya Arbacada iyo doorka warbaahinta...

    Heshiis ay gaareen warbaahinta madaxa banaan iyo dowlad goboleedka Puntland

    Waxaa maanta magaalada Garoowe ee xarunta Puntland ka dhacay kulan lagu soo bandhigayay wax ka bedelka xeerka warbaahinta iyo xeerka nidaamiyaha helista xogta...

    Faaqidaadda: Muranka hareeyey Golaha Warbaahinta Qaranka Soomaaliya

    Muqdisho —  Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay muranka ka dhashay Golaha Saxaafadda qaran ee dhowaan ay meel-marisay xukuumadda ra’iisul wasaare Xamza...

    Faaqidaadda: Horumarka iyo caqabadaha warbaahinta Puntland

    Boosaaso —  Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay horumarka ay suxufiyiinta Puntland ka gaareen tebinta wararka iyo caqabadaha ay kala kulmaan helidda...