19.9 C
New York

Shacabka Jabuti oo ka walaacsan waraka been-abuurka ee Warbaahinta Bulshada

Published:


Warbaahinta Bulshada ayaa lagu tilmaamaa mid ka mid ah aaladaha warbaahinta ee ugu saameynta badan dunida casriga ee xilligaan.Khubarrada, ayaa sheegaya in marka laga soo tago dhinacyada wanaagsan ee Warbaahinta Bulshada, ay jiraan dhinacyo xun. Dalka Jabuti, qaar ka mid ah bulshada ayaa walaac ka muujinaya wararka been abuurka ah ee lagu faafiyo baraha ay bulshada ku xiriirto.Warbixintan waxaa Jabuti kasoo diray, Ramadan Muse Jamac.


Read More

Related articles

Recent articles

spot_img