Wasaaradda Deegaanka Somaliland ayaa sheegtay in dhibaatooyin ka dhashay isbaddalka cimmilada dartood ay sababeen, in kumannaan qoys ay ku barakacaan gudaha Somaliland.Wasaaraddu waxay...
Gaalkacyo —
Waxaa dagan xaaladda deegaanadii lagu dagalamay ee galbeedka gobalka Mudug, halkaasi oo maalmahan ay ka taagan tahay colaad beeleed ay dad badan...
Washington —
Waxaa Magaalada Muqdisho galinkii danbe ee shalay lasoo gaarsiiyey askartii ku dhaawacantey dagaal shalay ka dhacay degmada Ceeldheer. Lama xaqiijin tirada dhaawacyada,...
Boorama —
Deegaano ka tirsan gobolka Awdal ayaa maalmahan laga soo sheegay in duurjoogta qaarkood ay haraad u dhimaanayaan xilli ay sii kordhayaan dhibaatooyinka...