25.5 C
Mogadishu

Tag: Soomaaliya

Fallanqeyn: Ma haboon tahay in toos loo daawado kiisaska maxkamadaha Soomaaliya?

Muqdisho —  Maxkamadaha Soomaaliya ayaa dhawaanahan billaabay in dacwadaha ka socda dhegaysigooda ay dadweynuhu kala socdaan qalabka warbaahinta iyagoo ku kala sugan daafaha dunida.Daahfurnaanta...

Olole lagu tallaalayo xoolaha oo ka billowday Soomaaliya

Wasaaradda Xannaanada Xoolaha Soomaaliya oo kaashaneysa kuwa Maamul Goboleedyada dalka ayaa billawday olole lagu tallaalayo qaar ka mid ah xoolaha Soomaaliya. Xoolaha la tallaalayo...

Wicitaanka Dhageystaha: Dhallinyarada Soomaaliya

Wicitaanka Dhageystaha: Dhallinyarada Soomaaliya Read More

Faaqidaadda: Heshiisyada ay saxiixdeen Kenya iyo Soomaaliya

Nairobi —  Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay heshiisyadii ay dhowaan Nairobi ku kala saxiixdeen dowladaha Soomaaliya iyo Kenya, kuwaasi oo taabanayey...

James Swan oo loo magcaabay sii-hayaha ergeyga QM ee Soomaaliya

Muqdisho —  Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa Salaasadii u magcaabay James Swan oo u dhashay dalka Maraykanka inuu noqdo sii hayaha...

Wareysi: Caqabadaha ay wajahaan ganacsatada xoolaha Soomaaliya

Nairobi —  Xoolaha nool ayaa wali ka mid ah ilaha dhaqaale ee ugu muhiimsan Soomaaliya.Soomaaliya ayaa sannad walbaa boqollaal kun oo xoolo ah u...

Maalgashiga qurbe-joogta ee Soomaaliya oo sii kordhaya

Muqdisho —  Sanadihii u dembeeyay waxaa kordhayay xaddiga dadka qurbe joogta ah ee maalgashiga ku sameynaya Soomaaliya. Dhinaca kale dowladda ayaa sheegtay in aan la...

Dowladda Soomaaliya oo ka digtay fatahaado laga cabsi qabo

Muqdisho —  Dowladda Soomaaliya ayaa soo saartay digniin cusub oo ku aaddan halista ka imaan karta fatahaado laga cabsi qabo inay ka dhashaan roobka...

Martida Makarafoonka: Ma tahay wakhtigii UNSOM ay Soomaaliya ka bixi lahayd?

Markanna dhageystayaal waxa aad ku soo dhowaataan Barnaamijka Martida Makarafoonka. Barnaamijka waxaa marti ku ah Cabdirisaaq Aadan oo ah madaxa fulinta hay'adda Farsight...

Maxaad ka ogtahay 17-kii ergay ee QM usoo magacowday Soomaaliya tan iyo 1992-kii?

Muqdisho —  Dowladda Soomaaliya ayaa Qaramada Midoobe weydiisatay in la soo geba-gebeeyo joogitaanka howlgalkeeda diblomaasiyadeed ee Soomaaliya oo soo socday in ka badan 10...

QM oo ka falcelisay dalabkii dowladda Soomaaliya

Washington —  Dawladda Soomaaliya ayaa ka dalbatay Qaramada Midoobay in albaabada la iskugu dhufto xafiiskeeda siyaasadda ee Soomaaliya ee loo yaqaan UNSOM. Arrintaas ayaa...

Soomaaliya oo codsatay in la soo geba-gebeeyo howlgalka UNSOM

Muqdisho —  Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa si rasmi ah uga codsatay Qaramada Midoobay in aan dib loo cusboonaysiin Qaraarka tirsigiisu yahay 2705...

Recent articles

spot_img