Olole lagu tallaalayo xoolaha oo ka billowday Soomaaliya

0
156



Wasaaradda Xannaanada Xoolaha Soomaaliya oo kaashaneysa kuwa Maamul Goboleedyada dalka ayaa billawday olole lagu tallaalayo qaar ka mid ah xoolaha Soomaaliya.
Xoolaha la tallaalayo ayaa qaba xanuuno kala duwan oo ka dhashay Isbaddelka Cimilada Adduunka ee saameynta ballaaran ku yeeshay Soomaaliya.
Warbixin arrintaasi ku saabsan waxaa Muqdisho ka soo diray Xasan Kaafi Qoyste.

Embed

share

Olole lagu tallaalayo xoolaha oo ka billowday Soomaaliya

by VOA

Embed

share

The code has been copied to your clipboard.

The URL has been copied to your clipboard

La wadaag Facebook

La wadaag Twitter

No media source currently available

0:00

0:05:42

0:00

Direct link

16 kbps | Ku dhageyso MP3

32 kbps | Ku dhageyso MP3

48 kbps | Ku dhageyso MP3

Pop-out player

Hal la tallaalayo

Sac la tallaalayo

Ri la tallaalayo

Xoolo la tallaalayo

Hal iyo nirig

Ariga Soomaaliya

Gabadh Ari liseysa

Lo

Xoolo mooreysan

Geela Soomaaliya


Read More