More

    Tag: Soomaaliya

    Cabdifitaax Dhoore: ‘farxad ayaan dareemay markaan maqlay furitaanka garoonka Dooloow saddex maalin kadib safarkeygii naxdinta lahaa’

    , 2025-05-12 18:46:58 , GoogleSaacad ka horGaroonka diyaaradaha degmada Doolow oo xirnaa ilaa bishii Desember sanadkii la soo dhaafay ayey dowladda federalka...

    Arrimaha ku gedaaman Shirkii madasha ee Muqdisho lagu soo gabagabeyay

    , 2025-05-08 14:40:29 , Villa SomaliaQoraalka sawirka, Madaxda maamul goboleedyada iyo kuwa federaalka48 Daqiiqadood ka horMagaalada Muqdisho waxaa xalay lagu soo gabagabeyay...

    Ma cadaadis mise hab raac sharci, maxaa lagu fasiray go’aanka ka soo baxay guddoomiye Aadan Madoobe?

    , 2025-04-30 12:13:49 , SOCIALQoraalka sawirka, Tiro badan oo ka mida mudayaasha golohaas ayaa si cad ugu horyimi tallaabada guddoomiyaha.3 Saacadood ka...

    Isniin, Apr 28, 2025-Madaxweynaha Soomaaliya oo caasumaad rasmi ah ka helay Madaxweynaha Ruushka si uu uga qeyb galo Shirka Moscow iyo Jaamacadda Carabta

    Madaxweynaha Soomaaliya oo caasumaad rasmi ah ka helay Madaxweynaha Ruushka si uu uga qeyb galo Shirka Moscow iyo Jaamacadda Carabta ...

    Isniin, Apr 28, 2025-Sacuudi Carabiya oo si kumeelgaar ah u joojisay fiisayaasha Xajka muwaadiniinta 14 dal oo Soomaaliya ku jirto

    Isniin, April 28, 2025 (HOL) - Kahor Xajka 2025, Dowladda Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa si kumeelgaar ah u mamnuucday bixinta fiisayaasha muwaadiniinta kasoo...

    Isniin, Apr 28, 2025-Xafiiska Xajka Soomaaliya oo digniin arrimaha Xajka la wadaagay Xujeeyda sanadkaan Xajineysa

    Isniin, April 28, 2025 (HOL) - Xafiiska Arrimaha Xajka ee Wasaaradda Awqaafta Soomaaliya ayaa soo saartay digniin culus oo ku wajahan Xujeeyda Soomaalida...

    Isniin, Apr 28, 2025-Dowladda Mareykanka oo $170 Milyan oo Gargaar ah ka Jaratay Soomaaliya

    Isniin, April 28, 2025 (HOL) - Dowladda Mareykanka ayaa jaratay $170 milyan oo gargaar ahaa oo loogu talagalay Soomaaliya, sida uu sheegay urur...

    Jimco, Apr 25, 2025-Guddoomiyaha Midowga Afrika oo sheegay in Soomaaliya ay wali u baahan tahay ciidamo nabad ilaalineed oo ka socda Midowga Afrika

    Guddoomiyaha Midowga Afrika oo sheegay in Soomaaliya ay wali u baahan tahay ciidamo nabad ilaalineed oo ka socda Midowga Afrika ...

    Jimco, Apr 25, 2025-Dowladda Kuwait oo malaayiin lacag ah ugu deeqday Soomaaliya

    Dowladda Kuwait oo malaayiin lacag ah ugu deeqday Soomaaliya ...

    Waa kuma Janaraal Sheegow, ninka lagu muransanaa darajadiisa ee ku geeriyooday Muqdisho?

    , 2025-04-08 07:59:13 , SOCIAL2 Saacadood ka horMagaalada Muqdisho waxaa shalay ku geeriyooday sarkaal ka tirsanaa ciidanka dawladda Soomaaliya oo la yiraahdo...

    Talaado, Apr 1 , 2025-Xulka Qaranka Soomaaliya ee 17jirada oo maanta wajahaya dhigooda Xulka Tunisia koobka Qaramada Qaarada Afrika

    Xulka Qaranka Soomaaliya ee 17jirada oo maanta wajahaya dhigooda Xulka Tunisia koobka Qaramada Qaarada Afrika ...

    Axad, Mar 30, 2025-Madaxweynaha Somaliland oo sheegay in Soomaaliya ayna heshiis ku geli karin Dekedda Berbera

    Axad, Maarso 30, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, ayaa sheegay in Soomaaliya ayna ka talin Berbera, isla markaana ayna...

    Maxaa xalay ka dhacay furimaha dagaalka ee shabeelada dhexe?

    , 2025-03-20 13:53:10 , sonna2 Saacadood ka horHowlgallo ay ka mid ahaayeen duqaymo dhanka cirka ah oo lala beegsaday xubno ka tirsan...

    Talaado, Mar 18, 2025-Cutubyo kamid ah ciidamada Booliska Soomaaliya oo ku biiraya dagaalka Al shabaab

    Cutubyo kamid ah ciidamada Booliska Soomaaliya oo ku biiraya dagaalka Al shabaab ...

    Wareysi: Maxaa ka cusub shidaal sahminta Soomaaliya?

    Muqdisho —  Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in inta badan sahmintii shidaalka ee shirkadda Turkiga ay ka wadday Soomaaliya ay soo gabagabowday. Wasiirka Shidaalka Soomaaliya, Daahir...

    Isniin, Mar 10, 2025-Madaxweynaha Soomaaliya oo Culuma’udiinka Soomaaliyeed ugu baaqay inay Bulshada ka wacyigeliyaan fikirka xagjirnimada

    Isniin, Maarso 10, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo Madaxtooyada Qaranka kulan afur ah xalay ugu sameeyay Culuma’udiinka Soomaaliyeed ayaa...