27.6 C
Mogadishu

Tag: Somalia

Xanuunka Busbuska oo lagu arkay dalal deris la ah Somalia

Ka dib xanuunka ka dillaacay Jamhuuriyadda Dimoqraadiga ah ee Congo, ee Busbuska, ayaa la sheegayaa in xanuunkaasi uu si weyn ugu faafay meelo...

Dawladda Soomaaliya oo ka hadashay shirkii Turkiga ee u dhexeeyey iyaga iyo Ethiopia

Masuuliyiin kala duwan oo ka tirsan dawladda Soomaaliya ayaa ka hadlay shirkii ka socday dalka Turkiga ee lagu dhexdhexaadinayey Soomaaliya iyo Ethiopia. Wasiirka arrimaha...

Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Turkiga oo xalay khadka telefoonka ku wada hadlay

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxmuud iyo madaxweynaha Turkiga Racep Tayep Erdogan, ayaa xalay ku wadahadlay khadka teleefanka , sida lagu sheegay war kooban...

Wadahadalada Turkigu soo agaasimay ee Ankara ku dhexmaraya Somalia iyo Ethiopia

Maalinta beri ah waxaa si rasmi ah uga furmaya magaalada Ankara ee dalka Turkiga, wadahadalo ay soo qaban qaabisay dowlada Turkiga, iyaga oo...

Golaha wasiirada Somalia oo ansixiyey xeerarka doorashooyinka iyo xisbiyada siyaasadda

Golaha wasiirada ee Soomaaliya oo yeeshay kulankoodii caadiga ahaa ayaa maanta ansixiyey laba xeer oo kala duwan, xeerka doorashooyinka ee Soomaaliya iyo weliba...

Midawga Afrika oo sameeyey hawlgal cusub iyo Masar oo ciidamo ku biirinaysa

War murtiyeed ka soo baxay Midowga Africa ayaa lagu sheegey inuu Midawga Afrika soo dhoweynayo sameynta howlgal qaabilsan dhinaca xasilinta oo loo bixiyey...

Wada-hadallo Turkiga uga furmaya Soomaaliya iyo Itoobiya

Muqdisho —  Soomaaliya ayaa dirtay wasiirka Arrimaha Dibedda Axmed Macallin Fiqi oo maanta u safray Turkiga, waxaana la sheegayaa in Addis Ababa ay iyaduna...

Muqdisho oo xalay laga xusay munaasabadda 26-ka June

Muqdisho —  Waxaa xalay magaalada Muqdisho lagu qabtay munaasabadda 26-ka June oo ku saabsan maalintii Gobollada Waqooyi ee Somalia ee hadda loo yaqaanno Somaliland...

Booliska oo beeniyay ‘xabaala-qodista’ Muqdisho

Muqdisho —  Afhayeen u hadlay booliiska Soomaaliya ayaa beeniyey warar la isla dhexmarayey oo sheegayey in ehelada qaarkood ay la baxayaan maydka ehelkooda ku...

US TikTok ban: When could the app be banned and will Trump save it?

, 2020-07-20 23:34:00 , Getty ImagesSocial media company TikTok faces a ban in the US unless it is sold by its Chinese parent...

Recent articles

spot_img