27.6 C
Mogadishu

Tag: Somalia

DFS oo digniin u dirtay shacabka ku nool goobaha Al-Shabaab

Muqdisho —  Dowladda Soomaaliya ayaa mar kale ugu ugu baaqday dadka rayidka ah inay ka fogaadaan aagagga ay kula dagaallamaan kooxda Al-Shabaab kuwaasoo ay...

Villa Somalia oo faah-faahin ka bixisay Shirka Golaha Wadatashiga

Muqdisho —  Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka ee madaxda dowladda federaalka iyo dowlad goboleedyada ayaa maanta dib uga furmay xarunta Madaxtooyada Soomaaliya ee Magaalada Muqdisho. Shirkan...

Shirka Golaha Wadatashiga Qaran oo dib uga furmay Villa Somalia

Muqdisho —  Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka ee madaxda dowladda federaalka iyo dowlad goboleedyada ayaa maanta dib uga furmay xarunta Madaxtooyada Soomaaliya ee Magaalada Muqdisho.Qoraal...

Markabka Oruç Reis iyo wafdi sare oo Turkish ah oo soo gaaray Muqdisho

Muqdisho —  Wasiirka Tamarta iyo Kheyraadka Dabiiciga ah ee Turkiga, Alparslan Bayraktar iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta soo-gaaray Muqdisho, ayada oo sidoo kale...

Walaac ka dhashay isbaheysiga cusub ee Asmara

Fallanqeeyayaasha siyaasadda Geeska Afrika ayaa sheegaya in heshiiska saddex geesoodka ee Asmara ku dhexmaray Somalia, Masar iyo Eritrea uu go’doominayo Ethiopia, isla markaana...

Xamza oo sheegay in aanu burburin shirka Golaha Wadatashiga

Muqdisho —  Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya oo xalay shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee maalmihii la soo...

Maxaa la isku mari waayey Shirka Golaha Wadatashiga Qaran?

Muqdisho —  Waxaa natiijo la’aan ka soo dhammaaday shirkii Golaha Wadatashiga Qaran ee ka socday Villa Somalia, iyada oo madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe uu...

Wareegii 3-aad ee wada-hadallada Soomaaliya iyo Ethiopia oo baaqday

Ankara —  Waxaa baaqday wareegii 3-aad ee shirka lagu dhex-dhexaadinayo dalalka Ethiopia iyo Soomaaliya, kaasi oo la filayay in berri uu ka furmo magaalada...

Xasan Sheekh iyo Xi oo isku raacay xoojinta xiriirka labada dal

Beijing —  Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta wada-hadallo laba geesood ah kula yeeshay magaalada Beijing madaxweynaha Shiinaha Xi Jinping, sida ay sheegeen...

Madaxweyne Xasan iyo Josep Borrell oo wada-hadallo yeeshay

Beijing —  Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khadka taleefonka kula hadlay madaxweyne ku-xigeenka Midoowga Yurub ahna madaxa arrimaha siyaasadda iyo amniga Josep Borrell,...

Somaliland oo si adag uga hadashay taageerada milateri ee Masar ay siisay Somalia

Somaliland ayaa si adag uga hortimi taageerada milateri ee ay dawladda Masar u fidisay Soomaaliya, iyaga oo tallaabadaas ku macneeyey inay tahay mid...

Galka Baarista: Cashuuraha iibka ee ay Somalia soo rogtay

Galka Baarista: Cashuuraha iibka ee ay Somalia soo rogtay Read More

Recent articles

spot_img