More

    Tag: sheegay

    Khamiis, May 15, 2025-Mudaharaad lagaga soo horjeedo sii daynta maxaabiis la sheegay in Somaliland sii danaynayso oo ka dhacay Burco

    Khamiis, May 15, 2025 (HOL) - Mudaharaad lagaga soo horjeedo warar lagu baahiyay baraha bulshada oo sheegaya in xukuumadda Somaliland ay sii dayn...

    Jimco, Apr 25, 2025-Guddoomiyaha Midowga Afrika oo sheegay in Soomaaliya ay wali u baahan tahay ciidamo nabad ilaalineed oo ka socda Midowga Afrika

    Guddoomiyaha Midowga Afrika oo sheegay in Soomaaliya ay wali u baahan tahay ciidamo nabad ilaalineed oo ka socda Midowga Afrika ...

    Sabti, Apr 19, 2025-Wakiilka Somaliland ee Kenya oo sheegay in Somaliland aanay waligeed aqbali doonin aqoonsiga SSC Khaatumo

    Sabti, April 19, 2025 (HOL) - Wakiilka Somaliland ee Kenya, Maxamed Axmed Hurre (Barwaani), ayaa sheegay in xuduudaha Somaliland aan la beddeli karin,...

    Axad, Mar 30, 2025-Madaxweynaha Somaliland oo sheegay in Soomaaliya ayna heshiis ku geli karin Dekedda Berbera

    Axad, Maarso 30, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, ayaa sheegay in Soomaaliya ayna ka talin Berbera, isla markaana ayna...

    Axad, Mar 30, 2025-Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed oo sheegay in askarigii furimaha dagaalka kasoo baxa la toogan doono

    Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed oo sheegay in askarigii furimaha dagaalka kasoo baxa la toogan doono ...

    Talaado, Mar 18, 2025-Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland oo sheegay in xidhiidh bilow ahi ka dhexeeyo Maraykanka

    Talaado, Maarso 18, 2025 (HOL) - Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland, Cabdiraxmaan Daahir Aadan, oo wax laga waydiiyay warbixintii Financial Times ee ahayd in...

    Xildhibaanno reer Jubaland ah oo sheegay in socdaalkii laga hor istaagay

    Wasiirro ka tirsan xukuumadda Soomaaliya ayaa ka jawaabay eed xildhibaanno ka tirsan golaha shacabka ay usoo jeediyeen madaxda ugu sarreysa dawladda oo ku...

    Qoor Qoor oo sheegay in ay qabanayaan doorasho qof iyo cod ah

    Dhuusamareeb —  Madaxweynaha Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor), oo faahfaahin ka bixiyay dagaalka uu maamulkiisu kula jiro kooxda Al-Shabaab, ayaa sheegay in ay...

    Trump oo sheegay in uu amray duqeymo lagu fuliyay Daacishta Soomaaliya

    WASHINGTON — Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa caawa sheegay in uu amray weerar cirka ah oo ka dhan ah madaxda kooxda Daacish ee...

    Talaado, Jan 21, 2025-Madaxweynaha Somaliland oo Sheegay in Somaliland Ay Ka Mid Tahay Mulkiilayaasha Badda Cas

    Talaado, January 21, 2025 (HOL) - Madaxwynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, ayaa sheegay in Somaliland ay xubin muhiim ah ka tahay Badda...

    Buuq ka taagan dhoofinta xoolaaha Soomaalida oo la sheegay in loo xiray ajnabi

    Muqdisho —  Waxaa buuq badan uu ka taagan yahay dhoofinta xoolaha Soomaalida ee dalka Sacuudiga, kadib markii ay soo baxday in dowladda Soomaaliya ay...

    Sidee looga falceliyey lacagta uu Deni sheegay in ay sameynayaan?

    Qaar ka mid ah bulshada ku nool magaalada Boosaaso ayaa aragtiyo kala duwan ka bixiyay hadalkii madaxweynaha Puntland uu ku shaaciyay in maamulkiisa...

    Xamza oo ka digay ciidan uu sheegay in lagu daabulayo Kismaayo

    Muqdisho —  Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Xamzz Cabdi Barre ayaa sheegay in magaalada Kismaayo ee xarunta maamulka Jubbland laga daabbulayo ciidamo uu tilmaamay in loogu...

    Ruto oo sheegay in madaxda Soomaaliya iyo Itoobiya ay ka wada hadlayaan xiisadda u dhaxaysa

    Madaxweynaha Kenya William Ruto oo ka hadlayay Shir Madaxeedka 24-aad ee Caadiga ah ee Madaxda dalalka xubnaha ka ah Bulshada Bariga Afrika (EAC)...

    Qoor Qoor oo sheegay in ay qabanayaan doorasho qof iyo cod ah

    Dhuusamareeb —  Madaxweynaha Maamulka Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye Qoor-Qoor ayaa Sabtidi shalay ku dhawaaqay in Galmudug ay diyaar u tahay qabashada doorashooyin qof iyo...

    Xasan Sheekh oo sheegay inuu diyaar u yahay inuu la hadlo Deni iyo Axmed Madoobe

    Muqdisho —  Madaxweynaha Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay inuu diyaar u yahay inuu la hadlo oo uu la fariisto Madaxda Dowlad Goboleedyada Jubbland...