More

    Tag: Mudug

    Dagaal beeleed dhimasho badan oo ka dhacay Mudug

    Ku-dhawaad 15 qof ayaa ku dhintay in ka abadan 20 kalena way ku dhawacmeen dagaal dhex-maray laba maleeshiyo beeleed oo wada dega deeganada...

    Beelo ka dagaalmay oo Mudug oo nabadeyn laga dhex sameeyey

    Gaalkacyo —  Mas’uuliyiinta Maamulada Galmudug iyo Puntland ayaa shir ay ku yeesheen magaalada Gaalkacyo waxay nabadeyn ka dhex sameeyeen beelo ku dagaalamay deegaanka iyo...

    Maleeshiyadii ku dagaalamay galbeedka Mudug oo la kala qaaday

    Gaalkacyo —  Maamullada Puntland iyo Galmudug ayaa ku guuleystay inay kala qaadaan mileeshiyo beeleedyo bilihii u dambeeyay ku dagaalamayay deegaanno ku yaala galbeedka gobolka...

    Dagaal beeleed dad badan ay ku dhinteen oo mar kale ka dhacay Mudug

    Gaalkacyo —  Inta la xaqijiyay 10 qof ayaa dhimatay tiro kalana way ku dhawacmeen dagaal maanta ka dhacay waqooyi bari ee gobalka Mudug.Dagaalka oo...

    Wararkii ugu dambeeyey ee dagaal beeleedka ka socda Mudug

    Gaalkacyo —  Waxaa dagan xaaladda deegaanadii lagu dagalamay ee galbeedka gobalka Mudug, halkaasi oo maalmahan ay ka taagan tahay colaad beeleed ay dad badan...

    Galmudug iyo Puntland oo xal u raadinaya dagaal beeleed ka dhacay Mudug

    Gaalkacyo —  Maamullada gobalka Mudug ee Galmudug iyo Puntland iyo waxgaradka labada dhinac ayaa VOA u sheegay inay socdaan dadaallo lagu qaboojinayo dagaalkii u...