More

    Tag: miisaaniyadda

    Faah-faahin ku saabsan miisaaniyadda Somaliland

    Hargeysa —  Golaha Wakiillada Somaliland ayaa toddobaadkan ansixiyay miisaaniyad sannadeedka 2025-ka, waana tii ugu horreysay ee madaxweynaha dhowaan xilka qabtay Cabdiraxmaan Cirro.Haddaba miisaaniyaddan cusub...

    Baarlamanka Soomaaliya oo ka doodaya miisaaniyadda 2025

    Muqdisho —  Labada Gole ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa si wadajir ah uga doodaya miisaaniyadda dawladda ee sanadka 2025-ka iyo xisaab xirka miisaaniyaddii sanadkii hore,...

    Dib u dhac kale oo ku yimid ansixinta miisaaniyadda Somaliland

    Hargeysa —  Dib u dhac kale ayaa ku yimid fadhi ay Golaha Wakiillada Somaliland ku ansixi lahaayeen miisaaniyadda sannadkan 2024-ka, kaddib marki kooramka golaha...