More

    Tag: Maxay

    Waa maxay ahmiyadda maalintan Ciidul-adxaa?

    Maanta oo Axad ah, waxaa dunida Muslimka iyo meelaha ay ku noolyihiin dhammaan Muslimiinta Caalamka looga dabaal-dagayaan munaasabadda maalinta weyn ee Ciidul-adxaa. Haddaba, ahmiyadda...

    Maxay Xaliima Yarey ka tiri heshiiskii Golaha Wadatashiga Qaran?

    Washington —  Jimcihii ayaa waxaa kulankii Golaha Wadatahsiga Qaran oo ka socday Muqdishu laga soo saaray warmurtiyeed, kaasi oo ku dhiirigelinayey Baarlamanaka dalka inay...

    Wareysi: Maxay dowladda ka qabatay ku biirista ururada xagjirka iyo shaqo la’aanta dhallinyarada?

    Washington —  Toddobaadkan waxaa Soomaaliya laga xusay maalinta dhalinyarada, hase yeeshee su'aasha la is weydiinayo ayaa ah maxay dawladdu ka qabanaysaa tahriibka, iyo ku...

    Maxay Puntland ka tiri shirka Madasha Wadatashiga Qaran?

    Garoowe —  Waxaa maalintii saddaxaad galay shirka golaha wadatashiga qaran ee ka socda magaalada Muqdisho kaasoo u dhexeeya madaxda dowladda federalka ah iyo kuwa...

    Fallanqeyn: Maxay yihiin danaha Soomaaliya ugu jira heshiiska Kenya?

    Nairobi —  Isniintii waxaa magaalada Nairobi heshiisyo la xiriiray dhinacyada amniga, difaaca iyo ganacsiga ku kala saxiixday dowladaha Soomaaliya iyo Kenya.Haddaba ahmiyadda heshiiskaas iyo...

    Maxay tahay farriinta uu Xasan Sheekh u diray madaxda maamul goboleedyada?

    Muqdisho —  Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kula dardaarmay madaxda maamul goboleedyada dalka 'in aysan siyaasadayn arrimaha muhiimka u ah qaranka'...

    Maxay Bulshada Rayidka ah ka tiri baaqashada shirkii Madasha Wadatashiga?

    Washington —  Qaar kamid ah bulshada rayidka ayaa siyaabo kala duwan uga hadlay baaqahsadii ku timid shirkii golaha wadatashagiga qaranka ee todobaadkan loo muddeeyay...

    Wareysi: Maxay Soomaaliya la tagtay shirkii IMF iyo Bankiga Adduunka?

    Washington —  Dhawaan waxaa magaaladan Washington lagu soo geba-gebeeyey kulan looga hadlayey dhaqaalaha dunida oo ay soo qaban qaabiyeen hay’ada IMF iyo Bankiga Adduunka. Shirkan...