Waa maxay ahmiyadda maalintan Ciidul-adxaa?

0
145


Maanta oo Axad ah, waxaa dunida Muslimka iyo meelaha ay ku noolyihiin dhammaan Muslimiinta Caalamka looga dabaal-dagayaan munaasabadda maalinta weyn ee Ciidul-adxaa.
Haddaba, ahmiyadda maalintan, ayuu wariyaha VOA-da Cabdulqadir Samakaab uu ka wareystay, Sheekh Abdirahman Sharif oo ah, Imaamka Masaajidka Daarul Hijra ee magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota.


Read More

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here