26.7 C
Mogadishu

Tag: mar

Soomaaliya oo mar kale faro-gelin ku eedeysay Itoobiya

Muqdisho —  Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa mar kale Itoobiya ku eedeysay in ay faro-gelin ku hayso madaxbanaanida iyo qaranimada Soomaaliya, xilli weli ay taagan...

Axmed Madoobe oo mar kale loo doortay madaxweynaha Jubaland

Kismaayo —  Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam ayaa markii sadexaad maanta xilkaas loogu doortay doorasho maanta ka dhacday magaalada Kismaayo.Doorashadan ayaa waxaa horey sharci-darro...

Jeneraal Odowaa oo mar kale loo magacaabay Taliyaha Ciidanka Xoogga

Muqdisho —  Sarreeye Gaas, Odawaa Yuusuf Raage ayaa xalay mar kale loo magacaabay Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya, kaddib marki ay magacaabistiisa ansixiyeen Golaha...

Dagaal beeleed mar kale maanta ka dhacay degmada Luuq

Luuq —  Dagmada Luuq ee Gobolka Gedo waxaa maalintii saddexaad ka soconaya dagaal Beeleed sababay dhimasho iyo dhaawac, waxaana maanta mar kale aroortii hore...

Madaxweyne Xasan oo mar kale tegay furimaha dagaalka

Muqdisho —  Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa mar kale maanta booqasho ku tagay mid ka mid ah degaannada ka tirsan gobolka Shabeellada Dhexe...

Dagaal beeleed dad badan ay ku dhinteen oo mar kale ka dhacay Mudug

Gaalkacyo —  Inta la xaqijiyay 10 qof ayaa dhimatay tiro kalana way ku dhawacmeen dagaal maanta ka dhacay waqooyi bari ee gobalka Mudug.Dagaalka oo...

Muuse Biixi oo mar kale farogelin ku eedeeyey Xasan Sheekh

Hargeysa —  Somaliland ayaa xalay laga xusay munaasabada 26-ka June. Somaliland waxay horay u sheegtay in midnimadii ay la gaartay Koonfurta Soomaaliya ay la...

Madaxweyne Xasan oo mar kale ka hadlay xiisadda kala dhaxeysa Itoobiya

Muqdisho —  Madaxweynaha Soomaaliya oo ka hadlay xiisadda u dhexysa Ethiopia iyo Soomaaliya ayaa sheegay in Addis Ababa aysan isku heysanin in ay marin...

Xamza: “Ma aqbalayno in mar kale aan ku laabano doorashadii teendhada”

Muqdisho —  Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamza Cabdi Barre ayaa sheegayin xukuumadda ay ka go’an tahay in dalka ay ka qabsoonto doorasho qof iyo cod...

Recent articles

spot_img