More

    Tag: Madaxweyne

    Madaxweyne Xasan Sheekh oo safar ku tegay Eritrea

    Asmara —  Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa safar aan la shaacin galabta ku tagay magaalada Asmara ee dalka Eritrea, oo xulufo dhow ay...

    Madaxweyne Xasan oo beeniyey inay wadahadal kula jiraan Al-Shabaab

    Muqdisho —  Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in aysan waxba ka jirin wararka sheegaya in ay wadahadal uu u dhaxeeyo dowladda Soomaaliya...

    Madaxweyne Xasan oo mar kale tegay furimaha dagaalka

    Muqdisho —  Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa mar kale maanta booqasho ku tagay mid ka mid ah degaannada ka tirsan gobolka Shabeellada Dhexe...

    Jabuuti oo beenisay eedeyn uga timid madaxweyne Muuse Biixi

    Jabuuti —  Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa dhowaan ku eedeeyay dowladda Djibouti inay marti-gelisay Koox Jabhad ah oo sheegtay inay gobolka Awdal xoreynayso.Madaxweyne...

    Madaxweyne Xasan oo mar kale ka hadlay xiisadda kala dhaxeysa Itoobiya

    Muqdisho —  Madaxweynaha Soomaaliya oo ka hadlay xiisadda u dhexysa Ethiopia iyo Soomaaliya ayaa sheegay in Addis Ababa aysan isku heysanin in ay marin...

    Muxuu madaxweyne Xasan Sheekh u tagay Norway?

    Oslo —  Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa booqasho saddax maalin ay uga billaabatay dalka Norway kadib markii isaga iyo wafdi uu hogaaminayo casuumaad...

    Laba sano kadib maxaa u qabsoomay madaxweyne Xasan Sheekh?

    Muqdisho —  Toddobaadkan waxaa laba sano ku beegan oo ay kasoo wareegtay markii la doortey madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, oo xilka madaxtinnimada Soomaaliya mar...

    Wicitaanka Dhageystaha: Sannad-guurada labaad ee dib u doorashadii madaxweyne Xasan Sheekh

    Barnaamijka Wicitaankaa Dhageystaha ee toddobaadkan waxaan ku eegeynaa; sannad-guurada labaad ee dib u doorashadii madaxweynaha xilligan ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud. Waxaa soo diyaariyay,...

    Ra’iisul Wasaare Xamza iyo madaxweyne ku-xigeenka Kenya oo kulmay

    Nairobi —  Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamza Cabdi Barre ayaa Talaadadi shalay magaalada Nairobi kula kulmay madaxweyne ku-xigeenka Kenya.Labada mas’uul ayaa ka wada hadlay xoojinta...