25.3 C
Mogadishu

Tag: maanta

Axmed Siilaanyo oo maanta lagu aasay Hargeysa

Hargeysa —  Waxaa magaalada Hargeysa maanta aas qaran loogu sameeyay, Allah u naxariistee madaxweyinihii hore ee Somaliland Axmed Maxmed Maxamuud (Siilanyo) oo dhowaan ku...

Siilaanyo oo maanta lagu aasayo Hargeysa

Hargeysa —  Allah ha u naxariistee, waxaa maanta lagu wadaa in qabuuraha Baqiic ee magaalada Hargeysa lagu aaso, madaxweynihi hore ee Somaliland Axmed Maxamed...

Somaliland oo maanta looga dareeray goobaha cod-bixinta

Hargeysa —  In ka badan hal milyan oo qof oo diiwaan gashan ayaa maanta u dareeray codeynta doorashada madaxtinimada ee Somaliland.Doorashadan oo laba sano...

Soomaali laga soo celiyey Tunisia oo maanta yimid Muqdisho

Muqdisho —  Qaxooti Soomaali ah oo laga soo celiyey dalka Tunisia ayaa maanta ka soo degey garoonka Adan Cade ee magaalada Muqdisho.Dowladda federaalka Soomaaliya...

Madaxda Soomaaliya, Eritrea iyo Masar oo ku kulansan Asmara Madaxweynayaasha Soomaaliya, Eritrea iyo Masar ayaa maanta kullan sadex geesood ah ku leh magaalada Asmara ee...

Madaxda Soomaaliya, Eritrea iyo Masar oo ku kulansan Asmara Madaxweynayaasha Soomaaliya, Eritrea iyo Masar ayaa maanta kullan sadex geesood ah ku leh magaalada Asmara...

Fallanqeyn: Muhiimadda wafdiga IGAD ee maanta yimid Muqdisho

Muqdisho —  Wafdi sare oo ka socda Urur goboleedka IGAD ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho.Wafdiga oo si weyn Muqdisho loogu soo dhaweeyey ayaa...

Wafti sare oo ka socda IGAD oo maanta gaaray Muqdisho

Muqdisho —  Wafdi sare oo ka socda Urur goboleedka IGAD ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho.Wafdiga oo si weyn Muqdisho loogu soo dhaweeyey ayaa...

Dagaal beeleed mar kale maanta ka dhacay degmada Luuq

Luuq —  Dagmada Luuq ee Gobolka Gedo waxaa maalintii saddexaad ka soconaya dagaal Beeleed sababay dhimasho iyo dhaawac, waxaana maanta mar kale aroortii hore...

Faah-faahin ku saabsan qarax maanta ka dhacay Beledweyne

Beledweyne —  Ugu yaraan afar qof oo ay ku jiraan askar militariga Soomaaliya ka mid ah ayaa lagu dilay qarax goor dambe oo manta...

Wareysi ku saabsan Xujeyda maanta taagnaa Banka Carafo

In ka badan hal milyan oo qof oo Muslimiin ka kala timid caalamka ayaa maanta taagnaa Buurta carafe, iyadoo ay tahay maalinta ugu...

Soomaaliya oo maanta xubin ka noqoneysa Golaha Ammaanka QM

New York —  Soomaaliya ayaa lagu wadaa in maanta oo Khamiis ah ay xubin aan joogto ah ka noqoto golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay,...

Maxaa maanta looga hadlay shirka Golaha Wadatashiga Qaran?

Muqdisho —  Waxaa maalinkii saddaxaad galay shirka golaha wadatashiga qaran ee ka socda magaalada Muqdisho kaasoo u dhexeeya madaxda dowladda federalka ah kuwa maamul...

Recent articles

spot_img