Facebook
Instagram
Twitter
Youtube
Home
News
Reviews
Interviews
Guides
Giveaways
Search
My account
Get into your account.
Login
Register
Search
Home
News
Parents told to lead by example and turn off phones this Christmas
Caafimaad
December 18, 2025
Armagh: Rare footage of lunar impact flash captured by observatory
NEWS
December 17, 2025
Shropshire warning over dangerous waste after fires break out
NEWS
December 16, 2025
UK insists negotiations over US tech deal still ‘active’
NEWS
December 16, 2025
UK launches taskforce to ‘break down barriers’ for women in tech
NEWS
December 16, 2025
Reviews
Interviews
Guides
Giveaways
More
My account
Get into your account.
Login
Register
Tag:
Khilaafka
Faaqidaadda: Ma la xalin karaa khilaafka siyaasadeed ee Soomaaliya?
Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay; ayada oo muddo xileedka dowladda madaxweyne Xasan Sheekh uu sii dhammaanayo, welina ay jiraan khilaafyo...
Soomaaliya
January 31, 2025
Faaqidaadda: Khilaafka ka taagan doorashooyinka Soomaaliya
Muqdisho — Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay khilaafka ka taagan doorashooyinka Soomaaliya, iyo sababta mar kasta keenta khilaafka noocan ah xilliga...
Soomaaliya
January 24, 2025
Bandhigga VOA: Dagaalka Daacish iyo khilaafka DFS iyo Puntland
Boosaaso — Barnaamijka Bandhigga VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay; dagaalka ay Puntland kula jirto kooxda Daacish, oo imanaya xilli uu khilaaf xooggan...
Puntland
January 16, 2025
Faaqidaadda: Khilaafka Dowladda Federaalka iyo Jubaland
Muqdisho — Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay khilaafka u dhaxeeya Dowladda Federaalka iyo Jubaland oo isku rogay dagaal ka dhacay Raas...
Soomaaliya
December 13, 2024
Wicitaanka: Khilaafka siyaasadeed ee hareeyey Soomaaliya
Muqdisho — Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay waxa uu salka ku hayo khilaafka Dowladda Federaalka iyo qaar ka mid ah...
Puntland
December 8, 2024
Khilaafka Dowladda iyo Jubaland oo laga digay in uu dagaal isku beddelo
Muqdisho — Qaar ka mid ah aqoonyahanka iyo waxgaradka Soomaaliyeed ayaa walaac ka muujiyay in khilaafka ka dhex oogan dowladda iyo Jubaland uu isu...
Soomaaliya
November 26, 2024
Muxuu ka dhigan yahay khilaafka siyaasadeed ee sii kordhaya ee Soomaaliya?
Muqdisho — Waxaa sii kordhaya khilaafka dhinaca doorashada ee u dhaxeeya Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo maamullada Puntland iyo Jubaland, xilli maalintii shalay ahayd labada...
Puntland
November 17, 2024
Khilaafka Dowladda Federaalka iyo Jubaland oo sii xoogeystay
Muqdisho — Wasaaradda Arrimaha Gudaha Dowladda Soomaaliya ayaa ka hor timid tallaabadii xalay madaxweynaha Jubaland Axmed Madoobe uu ku magacaabay guddiga doorashooyinka iyo soohdimaha...
Soomaaliya
November 10, 2024
Galka Baarista: Muxuu salka ku hayaa khilaafka DFS iyo Jubaland?
Galka Baarista: Muxuu salka ku hayaa khilaafka DFS iyo Jubaland? Barnaamijka Galka Baarista waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay waxa uu salka ku hayo...
Soomaaliya
November 5, 2024
James Swan oo Deni kala hadlay khilaafka Dowladda Federaalka
Garoowe — Madaxweynaha Puntland iyo wafdi ka socday Qaramada Midoobe ayaa ku kulmay magaalada Garoowe iyagoo ka wada hadlay arrimo badan oo ay ka...
Puntland
July 14, 2024
Puntland oo diyaar u ah in xal laga gaaro khilaafka kala dhaxeya DFS.
Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullahi Deni oo ka qaybgalay furitaanka kalfadhiga 54-aad ee barlamaanka Puntland ayaa ka hadlay arrimo ay kamid yihiin khilaafka siyasadeed...
Puntland
June 16, 2024