More

    Tag: Kenya

    Kenya Airways oo hakinaysa duulimaadyada Muqdisho

    Nairobi —  Shirkadda diyaaradaha Kenya Airways ayaa sheegtay inay hakineyso duulimaadyadii ay ku tegi jirtay Muqdisho, laga billaabao 14-ka October.War-saxaafadeed ay soo saartay ayey...

    18 arday ah oo ku dhintay dab ka kacay kulleejo ku yaalla Kenya

    Saraakiisha sare ee dalka Kenya ayaa sheegay, in ugu yaraan 18 arday ay ku dhinteen 27 kalana ay ku dhaawacmeen kaddib marki uu...

    Urur u dooda xuquuqda qaxootiga Soomaalida Kenya oo dadaal ugu jira horumarinta qaxootiga

    Ururka Kadana oo ah urur ay ku mideysanyihiin dadka u dhaq-dhaqaaqa arrimaha qaxootiga Soomaalida ee ku nool Kenya ayaa sheegay, in ay dardar-gelin...

    Dhallinyaro Soomaali ah oo lagu dilay xadka Kenya iyo Uganda

    Nairobi —  Magaalada Nairobi ee caasimadda Kenya waxaa shalay lagu aasay gabar dhallinyaro ah oo ka mid aheyd saddex qof oo Soomaali ah Jimcihi...

    Ganacsatada Soomaalida ee Islii oo ka walaacsan hadal uu sheegay madaxweynaha Kenya

    , 2024-06-11 08:13:08 , FACEBOOK11 Juunyo 2024Guddiga Ganacsatada xaafadda Eastleigh ee magaalada Nairobi ayaa ka walaacsan hadal uu dhowaan sheegay madaxweynaha Kenya...

    Maxay tahay sababta ismaamulka Wajeer uu u mamnuucay maanta nuuc ka mid ah qaadka?

    , 2024-05-30 20:41:20 , SocialQoraalka sawirka, Makuga30 Maajo 2024Xildhibaanada lagasoo doorto ismaamulka Wajir iyo calumo awdiinka deegaanka deegaanka oo war saxafaadeed qabtay...

    Faaqidaadda: Heshiisyada ay saxiixdeen Kenya iyo Soomaaliya

    Nairobi —  Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay heshiisyadii ay dhowaan Nairobi ku kala saxiixdeen dowladaha Soomaaliya iyo Kenya, kuwaasi oo taabanayey...

    Ra’iisul Wasaare Xamza iyo madaxweyne ku-xigeenka Kenya oo kulmay

    Nairobi —  Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamza Cabdi Barre ayaa Talaadadi shalay magaalada Nairobi kula kulmay madaxweyne ku-xigeenka Kenya.Labada mas’uul ayaa ka wada hadlay xoojinta...

    Fallanqeyn: Maxay yihiin danaha Soomaaliya ugu jira heshiiska Kenya?

    Nairobi —  Isniintii waxaa magaalada Nairobi heshiisyo la xiriiray dhinacyada amniga, difaaca iyo ganacsiga ku kala saxiixday dowladaha Soomaaliya iyo Kenya.Haddaba ahmiyadda heshiiskaas iyo...

    Wareysi: Heerka xiriirka diblamaasiyadeed ee Soomaaliya iyo Kenya

    Nairobi —  Wafdi uu hogaaminayo Ra’isulwasaaraha Soomaaliya Xamza Cabdi Barre ayaa maalinti labaab maanta ku sugan magaalada Nairobi ee dalka Kenya. Wadahadallo shalay dhexmaray madaxda...

    Wareysi: Fiqi oo faah-faahiyey heshiiska Soomaaliya iyo Kenya

    Nairobi —  Dowladaha Kenya iyo Soomaaliya ayaa maanta Nairobi ku kala saxiixday heshiisyo ay ka mid yihiin iskaahsiga difaaca, amniga, iyo ganacsiga.Hehsiisyadan ayaa daba...

    Ra’iisul Wasaare Xamza oo ay booqasho uga billaabatay Kenya

    Nairobi —  Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamza Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa maanta gaaray magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya, halkaasi oo ay...

    Beeraleyda qaadka Kenya oo shirka maalgashiga Soomaaliya ka sheegay inay rabaan kalluunka dalka

    , 2024-04-26 16:15:24 , Nation Media26 Abriil 2024Soomaaliya waa dal dihin kheyraadka Eebbe ku galadayna ayna dadkeedu ka faa’iidaysan – faa’iidaysi waa...

    Waa sidee xaalka nin Soomaali ah oo xaafadda Islii lagu toogtay lagana dhacay kumanaan doolar?

    , 2024-04-01 15:52:42 , . 1 Abriil 2024Xaafadda islii ee Magaalada Nairobi waxaa lagu toogtay nin Soomaali ganacsade ah oo lacag laga...

    ‘Waxaa lagu hayaa Islii weeraro qaawan, waxayna askartu ka qaateen goobaha ganacsiga dhowr milyan’

    , 2024-02-14 12:42:18 , Qoraalka sawirka, Dumar Soomaali ah oo dhex socda Islii14 Febraayo 2024Xaafada Islii oo uu ku yaalo mid ka mida...