Gaalkacyo —
Dowlad goboleedyada Galmudug iyo Puntland ayaa sheegay in ay ku heshiiyeen in ay ciidamo kala dhex dhigaan, malleeshiyo beeleed maalmahan isku dilayay...
Weli waxaa sii xoogeysanaya xiisadda ku xeeran muranka ka dhashay heshiiskii Badda ee u dhaxeeyay Somaliland iyo Ethiopia. Wasiirka Gaashaandhigga ee Soomaaliya Cabdulqaadir...
Gaalkacyo —
Maamullada Puntland iyo Galmudug ayaa ku guuleystay inay kala qaadaan mileeshiyo beeleedyo bilihii u dambeeyay ku dagaalamayay deegaanno ku yaala galbeedka gobolka...
Muqdisho —
Madaxweynaha Soomaaliya oo ka hadlay xiisadda u dhexysa Ethiopia iyo Soomaaliya ayaa sheegay in Addis Ababa aysan isku heysanin in ay marin...
Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa xukunno kala duwan ku ridday mas'uuliyiin ka tirsanaa dawladda Soomaaliya. Maxkamadda ayaa qaar ka mida saraakiishaasi sii daysay, kuwana...