26.7 C
Mogadishu

Tag: iyo

Barnaamijka Hambalyada iyo Heesaha

Barnaamijka Hambalyada iyo Heesaha Ku soo dhowaada Barnaamijka Hambalyada iyo Heesaha ee VOA waxaana toddobaadkan si wadajir ah u soo jeedinaya Ibraahim Xasan Daandureey...

Markabka Oruç Reis iyo wafdi sare oo Turkish ah oo soo gaaray Muqdisho

Muqdisho —  Wasiirka Tamarta iyo Kheyraadka Dabiiciga ah ee Turkiga, Alparslan Bayraktar iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta soo-gaaray Muqdisho, ayada oo sidoo kale...

IGAD oo abaal-marin guddoonsiisay Shiil iyo weriyayaal kale

Muqdisho —  Urur Goboleedka IGAD ayaa abaal mariyay saxafiyiin dhowr ah oo ka soo jeedo gobolka, kuwaas oo xirfaddooda saxaafadeed ugu adeegay bulshadooda.Weriyayaasha la...

Hooyo, gabadheeda iyo gabar ay habar-yar u tahay oo lagu dilay Nairobi

Nairobi —  Bulshada Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Nairobi ee caasimadda Kenya ayaa aad uga naxay dilka hooyo Soomaaliyeed, gabadheeda iyo gabadh ay habar-yar...

Madasha Haweenka: Doorka haweenka ee nabadda iyo xalinta colaadaha

Barnaamijka Madasha Haweenka waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay doorka haweenka ee nabadda iyo xalinta colaadaha, waxaana marti ku ah guddoomiyaha ururka haweenka...

Xasan Sheekh iyo Ruto oo ku kulmay Nairobi

Nairobi —  Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, oo xalay gaaray magaalada Nairobi, ayaa maanta Aqalka madaxtooyada kulan kula yeeshay dhiggiisa dalka Kenya William Ruto.Socdaalka...

Galka Baarista: Danaha Turkiga ee Soomaaliya iyo Itoobiya

Muqdisho —  Barnaamijka Galka Baarista, waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay danaha Turkiga ee dalalka Soomaaliya iyo Itoobiya, oo uu aad u maal-gashto iyo...

Xasan Sheekh iyo Ismaaciil Cumar Geelle oo ku kulmay Jabuuti

Jabuuti —  Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta magaalada Jabuuti kula kulmay madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle, halkaasi oo arrimo dhowr ah ay...

Xasan Sheekh iyo Musevini oo dhowr qodob ku heshiiyey

Kampala —  Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Uganda, Xasan Sheekh Maxamuud iyo Yoweri Muvanei oo Sabtidii shalay ku kulmay magaalada Kampala ayaa sheegay, in ay ka...

Heshiis ay gaareen warbaahinta madaxa banaan iyo dowlad goboleedka Puntland

Waxaa maanta magaalada Garoowe ee xarunta Puntland ka dhacay kulan lagu soo bandhigayay wax ka bedelka xeerka warbaahinta iyo xeerka nidaamiyaha helista xogta...

Barnaamijka Hambalyada iyo Heesaha

Barnaamijka Hambalyada iyo Heesaha Ku soo dhowaada Barnaamijka Hambalyada iyo Heesaha ee VOA waxaana toddobaadkan si wadajir ah u soo jeedinaya Ibraahim Xasan Daandureey...

Puntland oo eedeyn culus u jeedisay DFS iyo jawaabta dowladda

Garoowe —  Dowlad Goboleedka Puntland ayaa ku eedaysay Dowladda Federaalka Soomaaliya inay dhaqaalo ku bixinayso in ay burburiso deganaashaha gobolka. Labada dhinac ayaa waxaa muddo...

Recent articles

spot_img