20.5 C
New York

Madasha Haweenka: Doorka haweenka ee nabadda iyo xalinta colaadaha

Published:


Barnaamijka Madasha Haweenka waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay doorka haweenka ee nabadda iyo xalinta colaadaha, waxaana marti ku ah guddoomiyaha ururka haweenka Galmudug Maymuun Cali Nuur, oo sidoo kale ah afhayeenka haweenka ee labada maamul ee nabadda.Waxaa Muqdisho ka soo dirtay Seynab Abuukar Maxamed.


Read More

Related articles

Recent articles

spot_img