27.3 C
Mogadishu

Tag: Itoobiya

Galka Baarista: Danaha Turkiga ee Soomaaliya iyo Itoobiya

Muqdisho —  Barnaamijka Galka Baarista, waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay danaha Turkiga ee dalalka Soomaaliya iyo Itoobiya, oo uu aad u maal-gashto iyo...

Xiisadda Soomaaliya iyo Itoobiya oo halis ku ah hamiga Turkiga ee Geeska Afrika

Ankara —  Turkiga ayaa sii xoojinaya iskaashiga uu la leeyahay Soomaaliya, isagoo bishan u diray markab cilmi baaris ah si uu u baaro kheyraadka...

Fiqi oo joogista ciidamada Itoobiya la xiriiriyey dhul qabsi

New York —  Dowladda Soomaaliya ayaa ku eedeysay dowladda Itoobiya in ay u dhaqantay si ka baxshan shuruudaha howlaha nabad ilaalinta ee Soomaaliya ee...

Ileyska VOA: Khudbadihii Soomaaliya iyo Itoobiya ee shirka QM

New York —  Barnaamijka Ileyska VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay shirka Golaha Guud ee Qaramada Midoobay ee maanta la soo geba-gebaynayo, iyo...

Wareysi: Fiqi oo ka hadlay xiisadda Soomaaliya iyo Itoobiya

New York —  Wasiirka arrimaha dibada Soomaaliya Axmed Macallim Fiqi oo hadda ka mid ah wafdiga Dowladda Soomaaliya ee ka qeybgalaya Shirka Golaha Guud...

Itoobiya oo ka hadashay hubka ay Masar gaysay Soomaaliya

Addis-Ababa —  Wasiirka arrimaha dibadda Itoobiya ayaa ka digay in hubka la geeyey Soomaaliya uu kasii dari karo colaadda, loona weecin karo argagixisada, sida...

Fidan oo war ka soo saaray wada-hadallada Soomaaliya iyo Itoobiya

Ankara —  Dowladda Turkiga ayaa shaacisay qaab cusub oo ay u wajaheyso wada-hadallada ay ku dhex-dhexaadineyso Soomaaliya iyo Itoobiya kadib markii ay fashilmeen wareeggii...

ILEYSKA VOA: Xiisadda Soomaaliya iyo Itoobiya iyo yabooha Jabuuti

Barnaamijka Ileyska VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay xiisadda ka dhex-oogan dalalka Soomaaliya iyo Itoobiya, iyo yabooha dekadda ay Jabuuti ay u...

Faaqidaadda: Ciidamada Itoobiya iyo Aragtida Shacabka Bakool

Xudur —  Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay falcelintii dadka reer Bakool iyo joogitaanka ciidamada Ethiopia ee gobolkaas, kuwaas oo Dowladda Federaalka...

Ciidamada Itoobiya oo dhaq-dhaqaaqyo ka wada gobolka Gedo

Wararka ka imanaya Gobolka Gedo ee Koonfurta Soomaaliya ayaa sheegaya in magaalooyinka Gobolka qaarkood laga dareemay dhaqd-haqaayo ay sameynayaan ciidamada Ethiopia.Xili uu wali...

Jabuuti oo faah-faahisay dekadda ay u yaboohday Itoobiya

Jabuuti —  Jabuuti ayaa mar kale Isniintii sheegtay inay u yaboohdayAddis Ababa heshiis deked wadaag, tallaabadaas oo lagu doonayo in lagu qaboojiyo xiisadda ka...

Madaxweyne Lafta-gareen oo ka hadlay xiisadda Itoobiya

Baydhaba —  Madaxweynaha Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) ayaa maanta ka hadlay xiisaddii siyaasadeed ee ka dhalatay taageeridii ay qaar ka mid...

Recent articles

spot_img