27.2 C
Mogadishu

Tag: Golaha

Soomaaliya oo xubin aan joogto ahayn ka noqotay Golaha Ammaanka

New York —  Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay muddo 53 sanadood ah loo doortay inay xubin ka noqoto 15-ka xubnood ee Golaha Amaanka ee...

Soomaaliya oo maanta xubin ka noqoneysa Golaha Ammaanka QM

New York —  Soomaaliya ayaa lagu wadaa in maanta oo Khamiis ah ay xubin aan joogto ah ka noqoto golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay,...

Faaqidaadda: Muranka hareeyey Golaha Warbaahinta Qaranka Soomaaliya

Muqdisho —  Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay muranka ka dhashay Golaha Saxaafadda qaran ee dhowaan ay meel-marisay xukuumadda ra’iisul wasaare Xamza...

Mugdi ku jira qodobadii ka soo baxay shirka Golaha Wadatashiga Qaran

Muqdisho —  Waxaa magaalada Muqdisho dhawaan lagu soo geba-gebeeyey kulan ay lahaayeen Golaha Wadatashiga Qaran oo ay ku mideysan yihiin madaxda maamul goboleedyada, gudoomiyaha...

Maxay Xaliima Yarey ka tiri heshiiskii Golaha Wadatashiga Qaran?

Washington —  Jimcihii ayaa waxaa kulankii Golaha Wadatahsiga Qaran oo ka socday Muqdishu laga soo saaray warmurtiyeed, kaasi oo ku dhiirigelinayey Baarlamanaka dalka inay...

War-murtiyeed laga soo saaray shirkii Golaha Wadatashiga Qaran

Muqdisho —  Waxaa goor dhow war-murtiyeed laga soo saaray shirkii golaha wadatashiga qaran ee maalmahan ka socday magaalada Muqdisho, kaasi oo u dhexeeyay madaxda...

Maxaa maanta looga hadlay shirka Golaha Wadatashiga Qaran?

Muqdisho —  Waxaa maalinkii saddaxaad galay shirka golaha wadatashiga qaran ee ka socda magaalada Muqdisho kaasoo u dhexeeya madaxda dowladda federalka ah kuwa maamul...

Wareysi: Maxaa maanta looga hadlay shirka Golaha Wadatashiga?

Muqdisho —  Magaalada Muqdisho waxaa maalintii labaad ka socda shirkii Madasha Wadatashiga Qaran. Shirka waxaa maanta tagay hoggaamiyaha maamulka Khaatumo Cabdulqaadir Axmed Firdhiye.Haddaba qodobada...

Fallanqeyn: Dr. Afyare oo ka hadlay shirka Golaha Wadatashiga

Magaalada Muqdisho waxaa maanta ka furmay shirkii Madasha Wadatashiga Qaran, oo ay kasoo qaygaleen madaxda dawladda federaalka iyo maamul goboleedyada. Gaar ahaan waxaa...

Shirka Golaha Wadatashiga Qaran oo ka furmay Muqdisho

Muqdisho —  Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka ee Dowladda Federaalka iyo Dowlad-goboleedyada ayaa maanta ka furmay xarunta madaxtooyada Soomaaliya ee magaalada Muqdisho.Shirkan, oo uu guddoomiyey...

Golaha Wasiirada Soomaaliya oo ansixiyey heshiis kale oo lala galay Turkey

Muqdisho —  Golaha Wasiirrada Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankooda toddobaadlaha ah, ayaa ansixiyey heshiis iskaashi oo u dhaxeeya Dowladaha Soomaaliya iyo Turkiga, sida lagu...

Recent articles

spot_img