27.2 C
Mogadishu

Tag: Golaha

Shirkii Golaha Wadatashiga oo dib loo dhigay ayadoo aan lagu heshiin

Muqdisho —  Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamza Cabdi Barre ayaa shalay gelinkii dambe shaaciyay in dib la isugu soo laaban doono shirkii Golaha Wadatashiga...

Faaqidaadda: Caqabadihii ka hor-yimid shirkii Golaha Wadatashiga

Muqdisho —  Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu maanta ku saabsan yahay caqabadihii ka horyimid shirkii Wada-tashiga Qaran ee ay madaxda Soomaaliyeed dhawaan ku yeesheen...

Xamza oo sheegay in aanu burburin shirka Golaha Wadatashiga

Muqdisho —  Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya oo xalay shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee maalmihii la soo...

Maxaa la isku mari waayey Shirka Golaha Wadatashiga Qaran?

Muqdisho —  Waxaa natiijo la’aan ka soo dhammaaday shirkii Golaha Wadatashiga Qaran ee ka socday Villa Somalia, iyada oo madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe uu...

Golaha Shacabka oo ansixiyey hindise sharciyeedyo la xiriira beeraha

Muqdisho —  Xildhibaanada baarlamanka Soomaaliya ayaa maanta ansixiyey laba hindise sharciyeed oo muhiim u ah wasaaradda beeraha iyo guud ahaan beeraleyda Soomaaliyeed.Hndise sharciyeedyadaasi ayaa...

Wicitaanka: Jawaahir Daahir, guddoomiyaha Golaha Qurbojoogta Soomaalida

Istanbul —  Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha waxaa toddobaadkan marti ku ah Jawaahir Daahir, oo ah guddoomiyaha Golaha Qurbojoogta Soomaalida, oo la aas-aasay 10 sano ka...

Shirka Golaha Wadatashiga oo ka furmay Muqdisho

Muqdisho —  Magaalada Muqdisho waxaa maanta ka furmay shirka Golaha Wadatashiga Qaran, oo la sheegay inuu dhowr jeer u baaqday khilaafka iyo mugdi ka...

Golaha Wakiilada Somaliland oo diiday in xasaanadda laga qaado xildhibaan Abiib

Hargeysa —  Golaha Wakiilada Somaliland ayaa maanta kulan deg deg ah oo ay Hargeysa ku yeesheen ku diiday codsi uu horey ugu gudbiyay Xeer...

Golaha Shacabka Soomaaliya oo ka dooday xaaladda Xabsiga Dhexe

Muqdisho —  Golaha shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa dood ka yeeshay duruufaha nololeed iyo caqabadaha ay wajahayaan maxaabiista ku jira xabsiga dhexe ee Muqdisho.Doodda...

Wasiirka maaliyadda ee DFS oo faahfaahiyey qaraar ay soo saareen golaha wasiirada

Golaha Wasiirrada ee Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa xalay soo saaray qaraar muhiim ah oo ku saabsan mamnuucidda in dakhli dawladeed lagu...

Golaha Ammaanka oo kordhiyay muddada ATMIS ay joogayaan Soomaaliya

Golaha Ammaanka ee QM ayaa si aqlabiyad leh u ansixiyay qaraar qabyo ah oo oggolaanaya in dalalka xubnaha ka ah Midowga Afrika ay...

Golaha wasiirada Somalia oo ansixiyey xeerarka doorashooyinka iyo xisbiyada siyaasadda

Golaha wasiirada ee Soomaaliya oo yeeshay kulankoodii caadiga ahaa ayaa maanta ansixiyey laba xeer oo kala duwan, xeerka doorashooyinka ee Soomaaliya iyo weliba...

Recent articles

spot_img