More

    Tag: geeriyooday

    Laashin Cabdulle Geeda-naar oo geeriyooday

    MUQDISHO — Waxaa xalay magaalada Muqdisho ku geeriyooday, ALLAH ha u naxariistee, Laashin Cabdulle Axmed Maxamuud oo ku magac-dheeraa Cabdulle Geeda-naar.Abwaanka ayaa caan...

    Goolhaye Jeylaani Khaliif oo geeriyooday

    Afgooye —  Waxaa Isniintii shalay magaalada Afgooye ku geeriyooday, ALLAH ha u naxariistee, Jeylaani Khaliif oo ahaa Goolhayihii hore ee kooxda kubadda cagta Horseed...

    Gudoomiyahii hore ee Bankiga Dhexe ee Soomaaliya oo geeriyooday

    Columbus —  Dr Cali Cabdi Camalow oo soo nqoday gudoomiyahii Bankiga Dhexe ee Soomaaliya ayaa shalay lagu aasay magaalada Columbus ee gobolka Ohio ee...

    Cayaaryahan hore, Cantar Jeenyo oo geeriyooday

    Muqdisho —  Allah ha u naxariistee waxaa magaalada Muqdisho xalay ku geeriyooday Axmed Cabdi-kariin Walaayo oo loo yaqaano Cantar Jeenyo, kaas oo u soo...

    Wariye Cabdirasaq Xaaji Siraad oo geeriyooday

    Hargeysa —  Allah ha u naxariistee, waxaa xalay Isbitaalka Guud ee Magaalada Hargeysa ku geeriyooday, wariyihii hore ee Laanta Af-Soomaaliga ee BBC, Cabdirasaq Xaaji...

    Madaxweynihi hore ee Somaliland oo geeriyooday

    Allah ha u naxariistee, waxaa xalay fiidkii magaalada Hargeysa ku geeriyooday madaxweynihi hore ee Somaliland, Axmed Maxamed Maxamuud oo ku magac dheeraa Siilaanyo. Axmed...

    Ganacsade Xaji Xareed Yarow oo geeriyooday

    Khamiistii waxaa magaalada Kismayo lagu aasay, Xaaji Xareed Yaroow oo ka mid ahaa ganacsatada ugu caansan gobollada Jubooyinka, gaar ahaan magaalada Kismayo. Marxuumka ayaa...

    Ganacsade Sharif Dhagaweyne oo geeriyooday

    Dubai —  Allah ha u naxariistee, waxaa shalay dalka Isutagga Imaaraadka Carabta lagu aasay, Ganacsade Maxamuud Axamed Maxamuud oo ku magac dheeraa "Sharif Dhagaweyne". Marxuumka...

    Axmed Cilmi Guure oo geeriyooday

    Waxaa xalay dalka Canada ku geeriyooday, ALLAH ha u naxariistee Axmed Cilmi Guure, oo ka mid ahaa duuliyaashi hore ee shirkadda Somali Airline.Axmed,...

    Sh. Cusmaan Xiddig oo xalay ku geeriyooday Muqdisho

    Magaalada Muqdishu waxaa xalay ku geeriyooday Sheekh Cusmaan Sheek Cumar Sheekh Daauud oo loo yaqaan Sheekh Cusmaan Xiddig oo ka mid ah culimada...

    Maxamed Cusmaan Jawaari oo geeriyooday

    Muqdisho —  Allah ha u naxariistee waxaa galabta magaalada Muqdisho ku geeriyooday guddoomiyihii hore ee golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Prof Maxamed Sheekh...