More

    Tag: ganacsiga

    Warbixin: Ganacsiga xilliyada habeenka ee Laascaanood

    Laascaanood —  Biliyooinki u danbeeyay waxaa soo hagaagay heerka nolosha, amniga iyo ganacsiga magaalada Laascaanood ee gobolka Sool, halkaas oo ay sannadihi dhawaa dib...

    Rugaha ganacsiga Soomaaliya iyo Kenya oo is-afgarad saxiixday

    Rugaha ganacsiga ee dalalka Soomaaliya iyo Kenya ayaa maanta magaalada Muqdisho ku kala saxiixday is-afgarad la xiriira ganaciga labada dal ka dhaxeeya, gaar...

    Madasha Haweenka: Doorka haweenka ee ganacsiga

    Madasha Haweenka: Doorka haweenka ee ganacsiga Read More

    Maamulka Garoowe oo ka digay ka ganacsiga cuntada dhacday

    Garoowe —  Maamulka dowladda Hoose ee magaalada Garoowe ayaa uga digay ganacsatada cuntada dhacday ee dukaamada lagu iibiyo kadib marki magaalada Garoowe lagu arkay...

    Sababaha keenay in ganacsatada Muqdisho ay xiraan goobaha ganacsiga

    Waxaa inta badan xiran goobaha ganacsiga ee magaalada Muqdisho. VOA oo tagtay suuqa Bakaaraha iyo waddada Makka Al Mukarama ayaa soo aragtay goobaha...

    Dowladda Soomaaliya oo mamnuucday ka ganacsiga hubka

    Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa xalay ku dhawaaqday, in hadda kaddib ay gudaha Soomaaliya mamnuuc ka tahay ka ganacsiga hubka, gaar ahaan...

    Xasan Sheekh oo booqday xarunta ugu weyn ganacsiga Soomaalida Islii

    Nairobi —  Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Xasan sheekh Maxamuud oo xalay booqasho ku tagay xaafadda Soomaalida ee islii ee magaalada Nairobi ayaa bogaadiyay hormarka...

    Somaliland oo kordhisay la-dagaalanka ka ganacsiga duur joogta

    Hargeysa —  Somaliland ayaa kordhisay la dagaalanka ka ganacsiga duur joogta iyadoo loo sameeyey ciidan u gaar ah arintas, sida uu warbahinta u sheegeen...

    Xamza oo booqday xarunta ugu weyn ganacsiga Soomaalida Islii

    Nairobi —  Ra’iisul Wasaaraha Somaaliya Xamza Cabdi Barre oo maalmahaan ku sugan magaalada Nairobi ayaa xalay booqday xarunta ganacsiga BBS Mall ugu weyn ee...