More

    Tag: faahfaahin

    Faah-faahin ku saabsan dagaallada ka socda Hiiraan

    Beledweyne —  Ciidamada dowladda iyo xoogagga deegaanka ee Macawisley ayaa sheegay in ay guulo ka gaareen dagaal maanta ay maleeshiyada Al-Shabaab kula galeen deegaanka...

    Khamiis, Feb 6 , 2025-Taliska ciidanka xoogga dalka oo faahfaahin ka bixiyay howlgalo ka dhacay gobolka Hiiraan

    Taliska ciidanka xoogga dalka oo faahfaahin ka bixiyay howlgalo ka dhacay gobolka Hiiraan ...

    Faah-faahin: Dad isku qoys ah oo ku dhintay duqeyn ka dhacday Bari

    Boosaaso —  Ugu yaraan 4 qof oo isku qoys ka soo wada jeeda ayaa ku dhintay lix kalena wey ku dhaawacmeen duqeyn shalay ka...

    Faah-faahin ku saabsan miisaaniyadda Somaliland

    Hargeysa —  Golaha Wakiillada Somaliland ayaa toddobaadkan ansixiyay miisaaniyad sannadeedka 2025-ka, waana tii ugu horreysay ee madaxweynaha dhowaan xilka qabtay Cabdiraxmaan Cirro.Haddaba miisaaniyaddan cusub...

    Faah-faahin ku saabsan heshiiska Ankara ee Soomaaliya iyo Itoobiya

    Ankara —  Dowladaha Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa magaalada Ankara kaga dhawaaqay in ay ka heshiiyeen khilaafkii diblamaasiyadeed ee u dhaxeeyay 11-kii bilood ee lasoo...

    Jubaland oo faah-faahin ka bixisay dagaalkii Raaskamboni

    Kismaayo —  Maamulka Jubaland ayaa Arbacadi sheegay, in ay dib ula wareegeen deegaanka Raaskambooni ee gobolka Jubada Hoose, kadib dagaal shalay halkaasi ku dhexmaray...

    Villa Somalia oo faah-faahin ka bixisay Shirka Golaha Wadatashiga

    Muqdisho —  Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka ee madaxda dowladda federaalka iyo dowlad goboleedyada ayaa maanta dib uga furmay xarunta Madaxtooyada Soomaaliya ee Magaalada Muqdisho. Shirkan...

    Faah-faahin ku saabsan qarax maanta ka dhacay Beledweyne

    Beledweyne —  Ugu yaraan afar qof oo ay ku jiraan askar militariga Soomaaliya ka mid ah ayaa lagu dilay qarax goor dambe oo manta...