More

    Tag: duwan

    Beledweyne oo laga mamnuucay hubka noocyadiisa kala duwan

    Saraakiisha talisyada nabad sugidda qaranka iyo ciidanka xoogga dalka Soomaaliya ee gobolka Hiiraan ayaa soo saaray amarro ay magalaada Beledweyne kaga mamnuuceen in...

    Kalluumeysato Soomaaliyeed oo la la’aa oo laga helay dalal kala duwan

    Muqdisho —  Ilaa 11 kalluumeysato Soomaali ah oo muddo ka ban bil lagu la’aa biyaha Badweynta Hindiya ayaa si kala gaar gaar ah todobaadkaan...

    Dowladda federaalka iyo Jubbaland oo siyaabo kala duwan uga hadlay shaqaaqo ka dhacday Kismaayo

    Shaqaaqo sababtay dhimasho iyo dhaawac ayaa saakay ka dhacday magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee dowlad goboleedka Jubbaland. Shaqaadadaasi waxaa siyaaba kala duwan uga...

    Xildhibaanada Soomaaliya oo ku kala aragti duwan habka loo maaraynayo xiisadda Ethiopia

    Xubno ka tirsan golaha shacabka ee laga soo doorto Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa xilligan ku kala aragti duwan qaabka dowladda Soomaaliya ay uga...

    Soomaaliya iyo Ethiopia oo siyaabo kala duwan uga falceliyey xiisadda ka taagan gobolka

    Weli waxaa sii xoogeysanaya xiisadda ku xeeran muranka ka dhashay heshiiskii Badda ee u dhaxeeyay Somaliland iyo Ethiopia. Wasiirka Gaashaandhigga ee Soomaaliya Cabdulqaadir...

    Maxkamadda gobolka Banaadir oo xukunno kala duwan ku ridday saraakiil ka tirsan dawladda

    Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa xukunno kala duwan ku ridday mas'uuliyiin ka tirsanaa dawladda Soomaaliya. Maxkamadda ayaa qaar ka mida saraakiishaasi sii daysay, kuwana...