27.2 C
Mogadishu

Tag: doorashada

Deni oo bogaadiyay habki ay u dhacday doorashada deegaanka

Garoowe —  Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Dani oo ka hadlay doorashadi golayaasha deegaanka ee shalay ka dhacday saddex degmo oo ka mid ah Puntland,...

Doorashada Golayaasha Deeganka oo ka dhacday degmooyin ka mid ah Puntland

Garoowe —  Doorashada Golayaasha Deeganka ee saddex degmo oo ka mid ah maamul goboleedka Puntland oo horey dib loogu dhigay ayaa maanta ka dhacday...

Doorashada Somaliland oo la sheegay in ay waqtigeeda ku dhaceyso

Hargeysa —  Guddiga doorashada Somaliland iyo Golaha Wasiirrada ayaa mar kale ku celiyey in jadwalka doorashooyinka madaxtinnimada iyo baarlamaanka aysan waxba iska beddelin, iyadoo...

Guddiga doorashada Somaliland oo sheegay in ay waqtigeeda ku dhici doonto

Hargeysa —  Guddiga doorashooyinka ee Somaliland ayaa sheegay in doorashada ay ku qabsoomi doonto waqtigeeda oo ku began 13-ka bisha November ee sanadkaan.Guddiga ayaa...

Nidaamka sawirka isha ee doorashada Somaliland oo la isku khilaafay

Hargeysa —  Xisbiyada Waddani iyo Kulmiye ayaa aragtiyo kala duwan ka muujiyey Nidaamka Sawirka isha ee lagu galayo doorashooyinka soo socda ee Somaliland. Guddomiye ku...

Mahad Waasuge: Arrinta ugu culus ee hortaalla dowladda waa maareynta doorashada dowlad-goboleedyada

Mahad Waasuge: Arrinta ugu culus ee hortaalla dowladda waa maareynta doorashada dowlad-goboleedyada Markanna dhageystayaal waxa aad ku soo dhowaataan Barnaamijka Martida Makarafoonka. Barnaamijka oo...

Recent articles

spot_img