23.5 C
New York

Nidaamka sawirka isha ee doorashada Somaliland oo la isku khilaafay

Published:


Hargeysa — 
Xisbiyada Waddani iyo Kulmiye ayaa aragtiyo kala duwan ka muujiyey Nidaamka Sawirka isha ee lagu galayo doorashooyinka soo socda ee Somaliland.
Guddomiye ku xigeenka xisbiga Waddani Maxamed Yuusuf Wabeeye ayaa sheegay in ayna ogalayn nidaamkasi, halka guddomiye ku xigeenka Kulmiye Cabdicasiis Samaale uu soo dhaweeyey nidaamka sawirka isha.
Warkan waxa Hargeysa ka soo diray Khadar Maxamed Cakule.


Read More

Related articles

Recent articles

spot_img