Gaalkacyo —
Dowlad goboleedyada Galmudug iyo Puntland ayaa sheegay in ay ku heshiiyeen in ay ciidamo kala dhex dhigaan, malleeshiyo beeleed maalmahan isku dilayay...
Boosaaso —
Sida ay sheegeen mas’uuliyiinta maamulka Puntland, maleeshiyo ka tirsan kooxda Daacish ayaa saaka weerar ku qaaday fariisimo ciidanka Puntland ay ku lahaayeen...
Madaxweynaha Soomaaliya Xassan Sh. Maxamuud oo ka hadlay masjid ku yaalla Madaxtooyada ayaa waxa uu mamnuucay in hub lagu dhex haysto magaalooyinka waaweyn,...