More

    Tag: dagaalamay

    Ciidamada dowladda iyo Al-Shabaab oo ku dagaalamay Xudur

    Xudur —  Dagaal culus oo shalay ka dhacay magaalada Xuddur ee gobolka Bakool, kaasi oo u dhexeeyay ciidamada dowladda iyo kuwa Al-Shabaab, ayaa waxaa...

    Ciidamada DFS iyo kuwa Jubaland oo ku dagaalamay Baardheere

    Baardheere —  Kadib dagaal ay ku dhinteen 2 qof, ayna ku dhaawacmeen 16 qof oo saaka ka dhacay magaalada Baardheere, ayaa caawa magaalada laga...

    Beelo ku dagaalamay Mudug oo ciidamo la kala dhex dhigay

    Gaalkacyo —  Dowlad goboleedyada Galmudug iyo Puntland ayaa sheegay in ay ku heshiiyeen in ay ciidamo kala dhex dhigaan, malleeshiyo beeleed maalmahan isku dilayay...

    Ciidamada Jubaland iyo Al-Shabaab oo ku dagaalamay Buulo Xaaji

    Kismaayo —  Dagaal khasaare gaystay ayaa saaka ka dhacay deegaanka Buulo Xaaji, kaasi oo dhex maray ciidamada Jubaland iyo kooxda Al-Shabaab.Jubaland ayaa sheegtay in...

    Kismaayo oo uu ka dhacay kulan lagu heshiisiinayo beelo ku dagaalamay Luuq

    Magaalada Kismaayo waxaa maanta ka bilowday Shirweyne Dib u Heshiisiineed oo la isugu keenay saddex beelood oo maalmahan ku dagaalamayay degmada Luuq ee...

    Maleeshiyadii ku dagaalamay galbeedka Mudug oo la kala qaaday

    Gaalkacyo —  Maamullada Puntland iyo Galmudug ayaa ku guuleystay inay kala qaadaan mileeshiyo beeleedyo bilihii u dambeeyay ku dagaalamayay deegaanno ku yaala galbeedka gobolka...

    Qoor Qoor oo dadaal nabadeed ka dhex-wada beelo dagaalamay

    Dhuusamareb —  Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye oo wada dadaallo nabadeed ayaa markii ugi horraysay la kulmay odeyaal ka tirsan beelo dagaal xooggan...

    Maleeshiyo beeleedyo ku dagaalamay Galgaduud oo la kala qaaday

    Dhuusamareeb —  Guddiga uu madaxweynaha Galmudug u magacaabay daminta colaadda u dhexeysa beelo Aaxddii ku dagaallamay deegaanka Laandheer ee Gobolka Galgaduud ayaa xalay soo...