More

    Tag: Cirro

    Cabdiraxmaan Cirro oo soo dhoweeyey baaqii Saciid Deni

    Hargeysa —  Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Cirro, ayaa soo dhoweeyay baaqii nabadeed ee dhowaan uu soo jeediyay madaxweynaha Puntland, Saciid Cabdullaahi Deni, kaasoo ku saabsan...

    Cabdiraxmaan Cirro oo safar ku tegay Imaaraadka

    Abu Dhabi —  Madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Cirro ayaa safarkiisii ugu horreeyey tan iyo markii uu talada la wareegay maanta ku tegay dalka Isutagga Imaaraadka...

    Cirro oo ballan-qaad u sameeyay ciidamada Somaliland

    Hargeysa —  Madaxweynaha Somaliland Cabdiraxman Maxamed Cirro ayaa sheegey, in ciidamada Soomaaliland ay heli doonaan tababro wanaagsan, mushaarkordhin iyo waliba qalabeyn. Madaxweyne Cirro ayaa hadalkan...

    Bandhigga VOA: Howlaha horyaalla Cabdiraxmaan Cirro

    Bandhigga VOA: Howlaha horyaalla Cabdiraxmaan Cirro Read More

    Maxkamadda Sare ee Somaliland oo xaqiijisay guusha Cabdiraxmaan Cirro

    Hargeysa —  Maxkamadda sare ee Somaliland ayaa shalay si sharciyan ah ugu dhawaaqday in Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi Cirro uu yahay ku guulatstay madaxweynaha Somaliland...

    Gobollada Somaliland oo looga dabbaal-degay guusha Cabdiraxmaan Cirro

    Hargeysa —  Waxaa habeenkii xalay dabbaaldagyo isugu baaxayo kumanaan kamid ah dadweyne ku nool gobalada Somaliland, kuwaas oo u damaashaaday natiijadaii ka soo baxday...

    Wareysi: Musharrax Madaxweyne Cabdiraxman Cirro

    Hargeysa —  Arbacada soo socota oo ku beegan 13-ka November, waxaa lagu wadaa in deegaannada hoos yimaada maamulka Somaliland ay ka dhacaan doorashooyinka madaxtooyada...