More

    Tag: Banaadir

    Maxkamadda G. Banaadir oo eedo usoo jeedisay Hanti Dhowraha Qaranka

    Qoraal rasmi ah oo maanta ka soo baxay Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa loogu yeeray Hanti Dhowraha Guud ee Qaranka, Axmed Ciise Guutaale in...

    Wicitaanka: Guddoomiyaha Maxkamadda Gobolka Banaadir

    MUQDISHO — Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha waxa uu toddobkaadkan ku saabsan yahay heerka caddaaladda ee Maxkamadaha Soomaaliya. Waxaa marti ku ah Garyaqaan Saalax Cali...

    Gudoomiyaha cusub ee gobolka Banaadir oo xilka la wareegay

    Muqdisho —  Gudoomiyaha cusub ee gobolka Maxamed Amiir oo xalay xilka la wareegay ayaa sheegay in uu noqon doono gudoomiyihii ugu dambeeyay ee la...

    Guddoomiye cusub oo loo magacaabay Gobolka Banaadir

    Muqdisho —  Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Guddoomiyaha Gobolka Banaadir iyo Duqa Muqdisho u magacaabay Mudane Maxamed Axmed Amiir, sida lagu sheegay...

    Tartanka kubadda cagta degmooyinka Gobolka Banaadir oo furmay

    Muqdisho —  Magaalada Muqdisho waxaa gelinkii dambe ee shalay ka furmay Tartanka Kubadda Cagta Degmooyinka Gobolka Banaadir, oo sanadkan ay ka qeyb galayaan Degmooyinka...

    Maxkamadda Gobolka Banaadir oo 2024 qabatay kiisaskii ugu badnaa

    Muqdisho —  Guddoomiyaha Maxkmadda Gobolka Banaadir ayaa sheegay in sanadkaan 2024-ka ay maxkamaddu qabatay gal dacwadeedkii ugu badnaa ee abid soo mara, iyadoo Maxkamadda...

    Wareysi: Abwaan Maki Xaaji Banaadir oo la hadlay VOA

    Nairobi —  Abwaan Maki Xaaji Banaadir oo ka mid ah suugaanleyda iyo jilayaasha Soomaaliyeed ayaa VOA uga warramay waayihiisa nololeed iyo xirfadda shaqo uu...

    Maxkamadda gobolka Banaadir oo xukunno kala duwan ku ridday saraakiil ka tirsan dawladda

    Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa xukunno kala duwan ku ridday mas'uuliyiin ka tirsanaa dawladda Soomaaliya. Maxkamadda ayaa qaar ka mida saraakiishaasi sii daysay, kuwana...

    Saddex degmo oo cusub oo lagu kordhiyey gobolka Banaadir

    Muqdisho —  Magaalaada Muqdisho ayaa korodhay kadib markii mas’uuliyiinta Soomaaliya ay ku dhowaaqeen in la sameeyey saddex degmo oo cusub oo ka mid noqonaya...

    Jawaahir Baarqab xagee ka keentay lacagtii ay siisay xulka Banaadir?

    , 2024-01-25 17:40:11 , JAWAAHIR BAARQABQoraalka sawirka, Jawaahir Maxamuud Jaamac 'Baarqab'25 Jannaayo 2024Waxaa si weyn Baraha Bulshada hadal hayn ugu abuuray hadalo...