More

    Xiisad ka dhalatay askar lagu dilay Sh/Dhexe oo xalkeeda lagu dhow yahay

    Published on:


    Beledweyne — 
    Waxaa heer gebogebo ah maraya xalka fal dil ah oo askar ciidanka Soomaaliya ka tirsan dabayaaqadii bishii hore loogu gaystay deegaanka Ceel Baraf ee gobalka Shabeellaha dhexe.Wariayheena Xuseen Xasan Dhaqane ayaa warbixintan inoo soo diray.


    Read More

    Related

    Leave a Reply

    Please enter your comment!
    Please enter your name here