Washington —
Toddobaadkan waxaa Soomaaliya laga xusay maalinta dhalinyarada, hase yeeshee su’aasha la is weydiinayo ayaa ah maxay dawladdu ka qabanaysaa tahriibka, iyo ku biiritaanka ururrrada xagjirka ee ay dhalinyarada shaqo la’aantu hayso qaybta ka yihiin?
Su’aashaas ayuu Haaruun Macruuf hordhigay Wasiirka Dhalinyarada iyo Ciyaaraha dawladda federaalka Soomaaliya Maxamed Barre Maxamuud.
