24.3 C
Mogadishu

Tag: qabatay

Tekmaal International oo ku takhasustay ICT-ga Tekmaal International waa shirkad tiknoolajiyadeed oo Soomaaliyeed oo xarunteedu tahay Nairobi, Kenya. Shirkaddu waxay bixisaa adeegyo ICT oo kala duwan oo ay ka mid yihiin nidaamyada isgaarsiinta, IT-ga, iyo xalalka dhijitaalka...
Websites-ka ganacsiISOM Digital Solutions waxay dhistaa websites-yo ganacsi oo dhab ah, e-commerce, web applications, iyo nidaamyada astaanta (brand). Shirkaddu waxay diiradda saartaa in dhismaha ay ku salaysnaato hawlgalka dhabta ah ee ganacsiga.NaqshaddaISOM waxay bixisaa naqshad interface-ka...

NISA oo sheegtay in ay soo qabatay rag dil ka gaystay Muqdisho

Muqdisho —  Hay'adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka Soomaaliya ee NISA ayaa sheegtay in ciidankeeda ay gacanta ku soo dhigeen labo eedeysane oo loo...

VOA Somali oo kulan dadweyne ku qabatay Minneapolis

Minneapolis —  Laanta Afka Soomaaliga ee VOA ayaa xalay magaaldada Minneaplis ee gobolka Minnesota ku qabtay, kulan dadweyne oo looga hadlayay doorashada Mareykanka ee...

Maxkamadda Gobolka Banaadir oo 2024 qabatay kiisaskii ugu badnaa

Muqdisho —  Guddoomiyaha Maxkmadda Gobolka Banaadir ayaa sheegay in sanadkaan 2024-ka ay maxkamaddu qabatay gal dacwadeedkii ugu badnaa ee abid soo mara, iyadoo Maxkamadda...

Faaqidaada Toddobaadka: Labo sano ka dib maxay qabatay xukuumadda Soomaaliya?

Ku soo dhowaada barnaamijkii Faaqidaadda Todobaadka oo aan maanta ku eegeyno, laba sano ka dib waxqabadka dawladda Soomaaliya, waxyaabihii ay ka gaabisay iyo...

Wareysi: Puntland oo sheegtay in ay qabatay hogaamiye burcad-badeed

Gaalkacyo —  Bartamihi bishii April ee sanadkan ayaa koox hubeysan oo burcad badeed Soomaali ah waxaa sida la sheegay ay madax furasho shan milyan...

Wareysi: Maxay dowladda ka qabatay ku biirista ururada xagjirka iyo shaqo la’aanta dhallinyarada?

Washington —  Toddobaadkan waxaa Soomaaliya laga xusay maalinta dhalinyarada, hase yeeshee su'aasha la is weydiinayo ayaa ah maxay dawladdu ka qabanaysaa tahriibka, iyo ku...

Recent articles

spot_img