19.1 C
New York

Puntland oo Galmudug uga digtey in la soo mariyo hub ay DFS ugu talagashay ciidamo ku sugan Galkacyo

Published:

Puntland Madaxtooyada Dowladda Ka Soo Baxay Madaxweynaha…

Madaxtooyada Dowladda Puntland aya si adag loogaga hadlay dhaqdhaqaaqyo uu wado Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud.

War-saxaafadeedka ayaa lagu sheegay in Puntland ay ka digeyso wax kasta oo lagu wiiqayo awoodda iyo jiritaanka ciidamada difaaca Puntland (PSF), iyadoo sidoo kale sheegtay inay jirto faragelin ay Dowladda Federaalka ku hayso arrimaha gudaha iyo deegaanada Puntland.

Dowladda Puntland waxay ugu baaqday Dowladda Galmudug iyo beesha caalamka inay ka hortagaan colaado iyo dhaqdhaqaaqyo hubeysan oo ka dhici kara deegaannada xuduudaha, iyadoo ku boorrisay Galmudug inay sii waddo iskaashiga amniga, deris-wanaagga iyo nabadgelyada labada dhinac.

Wararka.so — your trusted source for global news.

Related articles

Recent articles

spot_img