More

    Maxkamadda Gobolka Banaadir oo 2024 qabatay kiisaskii ugu badnaa

    Published on:


    Muqdisho — 
    Guddoomiyaha Maxkmadda Gobolka Banaadir ayaa sheegay in sanadkaan 2024-ka ay maxkamaddu qabatay gal dacwadeedkii ugu badnaa ee abid soo mara, iyadoo Maxkamadda ay ka jirto caqabad garsooreyaal la’aan ah.Waxa uu sheegay in culeyska kiisaska tirada badan iyo garsoorayaasha ay heli karaan aysan aheyn wax isku dhigma taasi oo keentay in dib dhac uu ku yimaado in dacwadaha la qaado waqtigii loogu talagalay.Hadalka Gudoomiyaha ayaa imaanaya xilli dad badan ay ka cawdeen qaadista kiisaska ee Maxkamadda oo waqti dheer qaata.Warbixin arrintan ku saabsan waxaa noo haya Wariyaha VOA, Cabdulqaadir Maxamed Samakaab.


    Read More

    Related

    Leave a Reply

    Please enter your comment!
    Please enter your name here