More

    Maalinta carruurta ku dhasha caga-qallooca oo laga xusay Jigjiga

    Published on:


    Khubarrada caafimaadka ee Dowlad-deegaanka Soomaalida ee Itoobiya ayaa ku boorriyay waalidiinta, in carruurta ku dhasha naafanimada cago-qallooca ay geeyaan xarumo wax looga qabanayo toosinta cagahooda.Warbixintan waxaa Jigjiga kasoo diray, Maxamed Cabdiraxman Gaataa.


    Read More

    Related

    Leave a Reply

    Please enter your comment!
    Please enter your name here