24.3 C
Mogadishu

Tag: maalinta

Tekmaal International oo ku takhasustay ICT-ga Tekmaal International waa shirkad tiknoolajiyadeed oo Soomaaliyeed oo xarunteedu tahay Nairobi, Kenya. Shirkaddu waxay bixisaa adeegyo ICT oo kala duwan oo ay ka mid yihiin nidaamyada isgaarsiinta, IT-ga, iyo xalalka dhijitaalka...
Websites-ka ganacsiISOM Digital Solutions waxay dhistaa websites-yo ganacsi oo dhab ah, e-commerce, web applications, iyo nidaamyada astaanta (brand). Shirkaddu waxay diiradda saartaa in dhismaha ay ku salaysnaato hawlgalka dhabta ah ee ganacsiga.NaqshaddaISOM waxay bixisaa naqshad interface-ka...

Maalinta caalamiga ah ee AIDS-ka oo laga xusay Muqdisho

Muqdisho —  Waxaa magaalada Muqdisho maanta lagu qabtey munaasabad lagu xusaayey maalinta caalamiga ah ee AIDS-ka oo ku beegsan 1-da December. Halku dhega sanadkan...

Wareysi: Xuska Maalinta Macallinka Soomaaliyeed

Maanta oo ku beegan 21-ka bisha November ee sannadka 2024-ka, waxaa Soomaaliya laga xusayaa Maalinta Macallinka Soomaaliyeed.Xuska maalintan oo soo billowday sannadki 1974-ki,...

Xuska Maalinta Calanka ee 12-ka Oktoobar

Soomaaliya waxaa maanta laga xusay sanad-guurada 70-aad ee ka soo wareegtay Maalinta Calanka Soomaaliyeed ee 12-ka Oktoober. Madaxweynaha Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud iyo Ra’isul...

Xuska maalinta geela, Soomaalida iyo dhaqashadiisa, wareysi

Maanta oo kale oo ku beegan 22-ka bisha June, waxaa dunida laga xusaa maalinta geela oo dhaqanka Soomaalida kaga jira kaalin muhiim. Qaramada Midoobay...

Maalinta carruurta ku dhasha caga-qallooca oo laga xusay Jigjiga

Khubarrada caafimaadka ee Dowlad-deegaanka Soomaalida ee Itoobiya ayaa ku boorriyay waalidiinta, in carruurta ku dhasha naafanimada cago-qallooca ay geeyaan xarumo wax looga qabanayo...

Somaliland oo u dabbaal-degeysa maalinta 18-ka May

Hargeisa —  Soomaaliland ayaa maanta u dabbaaldegaysa sannadguurada 33-aad ee kasoo wareegtay markii ay ku dhawaaqday gooni-isu-taagga, waxaana meelo badan oo gudaha Somaliland iyo...

Maalinta 15-ka May oo laga xusay Muqdisho

Muqdisho —  Meelo badan oo ka mid ah Soomaaliya waxaa maanta dhallinyarada ay ku qabteen munaasabado ay ku xusayeen xuska sanadlaha ah ee maalinta...

Wareysi: Soomaaliya iyo maalinta xorriyadda saxaafadda

Muqdisho —  Maanta oo kale 3-da May, waxaa sanad walba dunida laga xusaa maalinta xorriyadda saxaafadda.Maalinta xorriyadda saxaafadda adduunka, ee uu aasaasay golaha loo...

Recent articles

spot_img