More

    Gudoomiyaha cusub ee gobolka Banaadir oo xilka la wareegay

    Published on:


    Muqdisho — 
    Gudoomiyaha cusub ee gobolka Maxamed Amiir oo xalay xilka la wareegay ayaa sheegay in uu noqon doono gudoomiyihii ugu dambeeyay ee la soo magacaabo, dadkan caasimaddana ay soo dooran doonaan maamulkooda.Sidoo kale Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa isagana sheegay in 55 sano kadib markii ugu horraysay shacabka loo celinayo awoodda iyagoo soo dooran doona madaxda xukumaysa sida duqa caasimadda oo kale.Warbixintan waxaa diyaariyey Cabdulqaadir Maxamed Mursal.


    Read More

    Related

    Leave a Reply

    Please enter your comment!
    Please enter your name here