More

    Dhoofka xoolaha oo dib uga billaabmay dekadda Kismaayo

    Published on:


    Kismaayo — 
    Dekadda magaalada Kismaayo waxaa ka socda dhoofka xoolaha nool oo muddo dheer hakad uu ku jiray.Waxaa hadda dekadda ku xeran markab qaadaya in ka badan laba kun oo neef oo lo’o ah, sida ay sheegayaan mas’uuliyiinta dhoofka xoolaha.Cumar Maxamed Yuusuf Maraawe oo ka mid ah Iskaashaatada Dhoofka Xolaha ayaa wariyaha VOA Aadan Maxamed Salaad uga warramay dhoofka xoolaha ee ka socda dekadda.


    Read More

    Related

    Leave a Reply

    Please enter your comment!
    Please enter your name here