Magaalada Baydhaba ee xarunta maamulka Koofur Galbeed ayaa waxaa ka socda dhismaha iyo dayactirka qaar kamid ah waddooyinka dhex mara xaafadaha taasoo soo celisay bilicda magaalada.
Warbixintan waxaa innoo soo diray, Mukhtar Maxamed Catoosh.
No media source currently available
Pop-out player